Heshiiskii Dullinimo ee UWSLF(Jabhadda Somaligalbed) ku aqbashay soo afjaridda halgankii xoreynta iyo ku dhaqanka Shareecada Islaamka dhulka Soomaaligalbeed.

Hoos waxaa ku qoran turjumada heshiiskii Addis Ababa ku dhexmaray UWSLF iyo xukuumadda Itoobiya, qoraalkaas oo ka kooban 6 qodob oo kala ah (1) Soo Afjarid Xaaladdii Iskacaabinta, (2) Xuquuqda Dastuuriga ah, (3) Dib-u-dejin & Baxnaanin (rehabilitation), (4) Xuquuqda dib-u-soo laabashada, (5) Dar-dar gelinta horumarinta, (6) Dhaqan Gelin. Sii akhri

Advertisements

Ciidamada Xisbada Degmada Jammaame oo ka taqalusay Hogaamiye Burcadnimo ku caan baxay..Ciidamada Xisbada Degmada Jammaame oo ka taqalusay Hogaamiye Burcadnimo ku caan baxay..

Ciidamada Xisbada Wilaayada Islaamiga ah ee Jubooyinka ” Jubada Hoose & Jubada Dhexe” ayaa howl-gal burcad sifeyn ah oo ay shalay Duhurkii ka fuliyeen Deegaanno hoostaga Degmada ” Jammaame” waxay ku dileen mid ka mid ahaa Burcada ugu caansanaa Jubooyinka kaas oo in badan ay ku raad-joogeen Ciidamada Mujaahidiinta. Sii akhri

Dhamaan Wilaayaat-ka Islaamiga ah ee Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya oo maanta laga wada Soomanyahay (Warbixin).

Waxaa maanta oo Arbaco ah isla markaana ah maalinkii koowaad Bisha Barakaysan ee Ramadaan Sanadka 1431 Hijrada, si buuxda looga wada Soomanyahay Dhamaan Degmooyinka iyo Deegaanada ay ka Jiraan Wilaayaat-ka Islaamiga ah ee ka taliya Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya. Sii akhri

Dad-weyne aad u fara badan ayaa ku sii qul-qulaaya Deegaankii dagaaladu ka dhaceen ee Wilaayada Islaamiga ah Baay iyo Bakool.

Boqolaal ka tirsan dadweynaha ku dhaqan Degmooyinka Xudur iyo Rabdhuure ee Wilaayada Islaamiga ah ee Baay & Bakool ayaa kusii qul-qulaya Deegaanka ” Balliga BK-ka” oo 12km Koonfur kaga began Magaalada ” Yeed” halkaas oo uu maalinkii Arbacada ahayd ee lasoo dhaafay uu ka dhacay dagaal culus oo dhexmaray Ciidamada Wilaayada Islaamiga ah ee Baay & Bakool iyo Maleeshiyo Ridda ah iyo Xabashi is-kaashanayay. Sii akhri

Dagaal ka bilowday Deegaanka ” Balliga BM-ka” ee duleedka Magaalada ” Yeed”.

Dagaal culus oo u dhexeeya Ciidamada Wilaayada Islaamiga ah ee Baay & Bakool oo dhinac ah iyo Maleeshiyadii Kooxda Riddada ah ee laga eryay gobolladaas iyo kuwo Xabashi ah oo dhinac kale ah ayaa ka socda Deegaanka lagu magacaabo ” Balliga BM-ka” oo 12km u jira Magaalada “Yeed” ee ku taalla xad-beenaadka Bakool ay la wadaagto dhulka Xabashidu Gumaysato ee Soomaali Galbeed. Sii akhri

Mu’assasada Al-Kataaib oo soo saartay filim cusub oo heer sare ah kana waramaya dagaalladii ugu dambeeyay Muqdisho.

Mu’assasada Al-Kataaib ee dhanka Warbaahinta u qaabilsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa soo bandhigtay Filim qiima badan oo ka hadlaya xaqiiqada Dagaaladii ugu dambeeyay ee dhex maray Ciidamada Wilaayada Islaamiga ah ee Banaadir iyo Saliibiyiinta Yugaandha oo ay kaabayaan Maleeshiyada Kooxda Riddada ah. Sii akhri

Xisbul Islaami iyo Xarakada Shabaabul Mujaahidiin oo Dhawaan Midnimo Buuxda gaaraya.

Hogaamiyaha Ururka Xisbul islaami Sheekh Xasan Daahir Aweys ayaa shaaca ka qaaday in Midnimo ay gaaraan Shabaabul Mujaahidiin iyo Ururkiisa ay soo dhawaatay islamarkaana la dhisi doono maamul midaysan. Sii akhri