Mujaahidiinta oo gacanta ku dhigey Fariisimo Muhiim ah cadowgana dhabar jab ku ah.

Waxaa saaka xaalad daganaansho ah laga dareemayaa fariisimihii Shaley galab ilaa habeenimadii xaley Mujaidiintu gacanta ku dhigeen, Mujaahidiinta Liwaaga Cali Bin Abu-Daalib ee ka howl-gala Wilaayada Islaamiga ee banaadir ayaa dagaalo adag waxay la geleen Ciikadamada Kirishtaanka ah ee Yugaandh oo difaac ka sameystay Hotel Juba, Mujaahidiinta ayaa si geesinomo leh waxey gudaha ugu daateen difaacyada yugaandhiiska iyo kuwa Maleeshiyada ridada ee gabaadka u ah. 

Mujaahidiinta ayaa waxay saaka ku sugan yihiin goobihii xaley kala wareegeen Maleeshiyaadka riddada, sida Wasaaradii Boostada iyo Isgaarsiinta, Isgoyska Boondheere oo laga saarey Ciidamada Burundiska oo halkaa ku sugnaa.

Dhanka kale waxaa jira fariisimo aad u muhiim ah oo xaley Mujaahidiintu la wareegeen, Mujaahidiinta ayaa waxey gacanta ku dhigeen dabaqyo dhaadheer oo kuyaala ag agaarka Hotel Juba dabaqyadaas oo ay soo fuuli jireen Maleeshiyaadka Riddada iyo kuwa gaalada, Ciidamada Mujaahidiinta ayaa halkaa waxey ka sameysteen fariisimo waxaana la filaa in ay hore u sii socdaan Insha’Allah.

One Response

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: