Shiikh Maxamed Siciid Atam oo markii ugu horaysay ka hadlay dagaaladii ka dhacay Karin.(Dhageyso).

Sh Maxamed Siciid Atam ayaa markii ugu horaysay si rasmi ah uga hadlay dagaaladii maanta ku dhex maray tuulada KARIN ciidamadiisa iyo ciidamada Daraawiishta Puntland oo ay garab siinayeen ciidamada Sirdoonka Puntland (PIS-ta) oo ay Muslimiinta Soomaaliyeedi u yaqaanaan Ashahaado-la-dirirka.
Shiikh Atam ayaa asaga oo warbixin ka jeedinayey Aaladda Paltalk-ga Qolka Somali Islamic Dacwatu Tawxiid Canter waxa uu kaga hadlay arimo dhowr ah waxana uu Shiikhu si qote dheer uga warbixiyey dagaalkii maanta dhexmaray ciidamada degaanka Galgala iyo ciidamada Puntland. 

Mar wax laga weydiiyey Shiikha Mowqifka ay Xarakada ICTISAAM ka qaateen dagaalkii maanta ayuu sheegay in ICTISMAAMKA in yar ma ahane intoodii kale ay ku jiraan Safka cadowga xubnana ka yihiin maamulka Faroole.
Shiikh Atam oo la weydiiyey xiriirka ka dhexeeya ayaga iyo Xarakada Al Shabaab waxa uu shiikhu arinkaas uga jawaabay in Shabaabku ayaga ka mid yihiin, ayaguna ay Shabaabka ka mid yihiin asaga oo sheegay in ay isku mabda’ yihiin Kalmadda Tawxiidkuna ay wada kulmiso.
Shiikha oo Su’aalo dhowr ah oo la weydiiyey ka jawaabayey hadalkiisii oo dhamaystiran ka dhagayso halkaan:

Sh Max\’med Saciid Atham

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: