Dagaallo goos goos ah oo ka dhacay qaybo ka mid ah degmada Boondheere iyo Gaari Gaashaaman oo laga gubay.

Waxaa maanta si goos goos ah u soconayay dagaal ka dhacay Qaybo ka mid ah Degmada Boondheere kadib markii Gaalada Kirishtaanka ah ay isku soo dayeen inay weeraro kusoo qaadaan Ciidamada Mujaahidiinta.

Dagaal subixii hore dhacay ayaa jab lixaad leh lagu gaarsiiyay gaalada iyadoo dhowr askari oo ka tirsan Gaalada Burundi goobta lagu dilay.

Mar kale ayay weerar soo qaadeen xilligii duhurka iyagoo taangiyadoodii iyo gawaaridii kale ee gaashaaman ku hubaysan, waxaana halkaas dagaal kulul oo ay la kulmeen kadib looga gubay mid ka mid ah gawaarida gaashaaman ee loo yaqaano Beebaha kaas hada yaalla Hotel Juba oo uu ku gubanayo.

Dagaalka ayaa xilli Casir ah qaboobay waxaana jira duqaymo ay gaaladu u geysanayaan magaalada Muqdisho taas oo ay si toos ah ugu bartilmaameed sanayaan xaafadaha ay dadka Rayidka ah ku badanyihiin ee degmooyinka Yaaqshiid, Kaaraan iyo Dayniile.
Wixii warar ah ee kusoo kordha dib ayaan idinkala soo socodsiin doonaa Insha’Allaah.  

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: