Wilaaayada Islaamiga Banaadir ee Xarakada Shabaabul Mujaahidiin oo soo bandhigtay Maleeshiyaad kasoo goostay Villa Somaliya.(DAAWO SAWIRADA)

Wilaaayada Islaamiga Banaadir ayaa soo bandhigtay Ciidamo katirsanaa ilaalada Villa Somaliya oo xalay iskusoo dhiibay Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ee Jihaatama oomaaliya. 

Munaasabad oo saxaafadda gudaha goob joog ka ahaayeen oo ka dhacday xerada maslax ee magaalada Muqdisho ayaa lagusoo bandhigay ilaa iyo Sedax Askari oo katirsanaa ilaalada Villa Somaliya kuwaasi oo u adkaysan waayay weerarada Culus oo ay Mujaahidiintu ku qaadaan xarumaha Dowlada ridada iyo saliibiyiinta AMISOM.

 Ciidankan is dhiibay waxay ku hubaysnaayeen Hubka culus sida Baasuukayaal iyo AK47 ay DKMG ah ugu deeqday Dowlada saliibiga Mareykanka, waaliga wilaayada Islaamiga Banaadir Sheekh Cali Maxamed Xuseen Abuu Jabal oo munaasabadii ciidanka lagusoo bandhigayay ka hadlay ayaa sheegay in ay Amaan gelin doonaan Askarta hadii ay Towbadoodu wanaagsanaato.

Waaliga Banaadir ayaa Mujaahidiinta uga mahad celiyay sida ay u xanuujinayaan Maleeshiyaadka xukuumada ridada ah iyo kuwa Saliibiyiinta  AMISOM taasi oo keentay in Maleeshiyaadkii dowlada 4 mitir ee ku hartay  kala firxadaan.

Saraakiishaan ayaa waxaa ay kala ahaayeen

Dhame qorane Cabdi Cali ka tirsanaa ciidmada madaxtooyad
• Maxamed Yaasiin Cabdi xidigle ka tirsanaa cidamad madaxtooyada
• C/fatax yaasin

 

Mas’uuliyiinta Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa horay u sheegay in ay Amaan geli doonaan Maleeshiyaadka dowlada ridada ah hadii ay si nabad ah iskusoo dhiibaan islamarkana ay ka Towbad keenaan Gefkii ay alle ka galeen iyo dhibaatadii ay Shacabka ugaysteen.

 

 

 

 

 

 

 

 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: