Afhayeenka Ciidamada Xarakada mujaahidiinta al Shabaab oo hanbalyo udiraya raggii kadanbeeyey qaraxyadii gilgilay magalada kambala ee casiamada dalka ugandha.(Dhagayso)

 af-hayeenka ciidamada xarakada mujaahidiinta al shabaab sheekh cabdicaziiz Abu-muscab oo maanta saxafada lahadlay ayaa hanbalyo udiray raggii mujaahidiinta ahaa ee kadanbeeyey qaraxyadii ruxay magalada kambala ee caasimadda dalka yugandha,waxanu sheegay in mujaahidiinta kusugan gudaha dalka somaliya ay si aada ugu faraxsdanyihiin qaraxyadaasi isagoo ugu baaqay mujaahidiintii kadanbeeyey in ay sii laba jibaaraan qaraxyada ay kafuliyaan kambala.

Sh.abuumuscab oo ah afhayeenka ciidamada xarakada mujaahiudiinta alshabaab ayaa kunuux nuuxsaday in ay wax lagu farxo ay tahay howlgalkii laga gaystay kambala kaa oo ay kudhinteen dad farabadan oo yugaandhaysa ah iyo kuwa ka yimid qaaradaha ameerica iyo yurub xilli ciidamada shisheeye gaarahaan kuwa yugandha ay xasuuqayaan shacabka soomaliyeed ee aan waxba galabsan.Dhagayso Sh Abu-muscab

Dhanka kale Sh.c/casiis abuu muscab waxa  uu jawaabay kulul ka bixiyey hadalo kasooyeeray Baadariga  dalka yugandha yuwari musafeni oo ahaa in xarakada mujaahidiinta alShabaab aysan ladagaalamin shacabka yugandha oo ladagaalaman ciidamada yugandha ayuu  Sh.c/casiis abuu muscab waxa uu kaga jawaabay in ciidamada yugandha ay ladagaalamaan shacabka somaliyeed ee aan waxba galabsan iyagoo madaafiic aan loo aaba yeelin kuduqeeya suuqyada iyo xaafadaha dadku ay ubadanyihiin.

Sh.c/casiis abuu muscab“haddii aad gablanteen haddii aabayaashiin aad waydeen haddii dadki aad jeclaydeen iyo ubadkiini aad waydeen waxan idiin sheegaynaa in gaaladanu intaa oo kale ay way doonaan oo ay baroorandoonaan in sha’allah”

Maalmo kahor ayey ahayd markii labo qarax oo mataana ah oo aad uxoogan ay gilgileen magalada  kabmala ee caasimadda dalka yugandha halkaa oo ay kudhinteen dad farabadan oo yugandhees ah kuwa ajaanib ah oo kayimid qaaradaha ameerika iyo yurub qaraxyadaa oo ay sheegatay xarakada mujaahidiinta al Shabaab.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: