Sheekh Cali Dheere “Ilaah ayaa mahad leh Mujaahidiintu cadawgii ayay ku laayeen guryahooda,Jazaakumullaah ayaan leenahay Mujaahidiintii fuliyay weerarkii Kampala”

Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa sheegatay Mas’uuliyadda weeraradii cuslaa ee xalay lagu qaaday goobo lagu caweeyo oo ku yiilay magaalada Kampala xarunta wadanka Yugaandha. 

 

 Afhayeenkada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin Sheekh Cali Maxamuud Raage Cali dheere (Xafidahullaah) oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa xaqiijiyay in Mujaahidiintu ay gaysteen weeraradii xalay.

Isagoo la hadlay saxaafadda magaalada Muqdisho ayuu sheekh Cali Cadeeyay sababihii keenay in ay weeraraan magaalada Kampala “Ilaah ayaa mahad leh Mujaahidiintu cadawgii ayay guryahooda ku laayeen, Jazakumullaah ilaah Cimrigiina ha dheereeyo ayaan leenahay Mujaahidiintii fuliyay weerarkii xalay”ayuu yiri Sheekh Cali Dheere.

 Afhayeenka Guud ee Xarakada Shabaabul Mujaahidiin Sheekh Cali Dheere oo xiligii uu hadlayay laga dareemayay qiira Islaamnimo ayaa baaq u diray shacabka Yugaandha iyo Burundi oo wiilashoodu ay xasuuq ka wadaan magaalada Muqdisho.

 Intii aadan dalka soo gelina ayaan idiin dignay in badan ayaan idinka codsanay in aan Caruurtiina saliibiga ah naga qaadataan, waad ka dhega adaygteen dhiigga shacabka Soomaaliyeed Biya ma ahan dhiigu waa dhiigm burburku waa burbur sidii shacabka Muslimka Soomaliyeed loo laayay ayaan idina laydiin layn”ayuu yiri Sheekh Cali Dheere.

Xarakada Shabaabul Mujaahidiin waxay sheegtay in Ciidamo badan oo Yugaandhiis ah ay ka carareen magaalada Muqdisho kadib markii ay u adkaysan waayeen dhibaatada Muqdisho ku haysata balse kuwa kale ay weli u taaganyihiin xasuuqa shacabka.

 Sheekh Cali Dheere wuxuu carrabka ku dhiftay in shacabka Uganda iyo kuwa Burundi ay raali ka yihiin xasuuqa wiilashoodu ka wadaan magaalada Muqdisho maadaama ay doortaan madaxda wadankaasi islamarkaana ay qaataan lacagta uu Mareykanku Mushaar ahaan u siiyo ciidanka AMISOM.

 Waa Markii ugu horaysay oo ay Xarakada Shabaabul Mujaahidiin Weerar ka fuliyaan meel ka baxsan dalka Soomaaliya, xoogaga Mujaahidiinta ayaa dhowr mar Ahbiyay shacabka Uganda iyo Burundi in ay ciidankooda ka qaataan Soomaaliya

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: