Sheekh Shariif C/Nuur oo Raddinaya Culumada Jihaadka Diiddan

Shariif C/Nuur baa cod maqal ah ku radinaya culamada culumada iyo dadka Jihaadka diiddan. Wuxuu ku tashay inaan dheg loo dhigin sheekada Jamciyadda Qurumaha ka dhaxeysa iyo wax la mid ah. Wuxuu yiri: dad culumo ah baa leh: Jihaadka ugu fiican hadda waa in Jihaadka laga tago. 

Shariifku wuxuu dadka ku boorriyey in la jihaado. Arrintaas cagsigeeda qolyaha Ictisaamku waxay arrinta Soomaaliya ku sheegeen Fitno. Waxaa dhowaan fatwo soo saaray sheekh Cumar-faaruuq oo soo dhoweynaya ciidamo ay soo diraan waddamada gaalada ah sida Itoobiya, Kenya iyo Ugaandha. Marka kelmadda Shariifku waa ka yar tahay 3 daqiiqo. Halkan ka dhageyso riddinta Shariif C/Nuur ee wadaaddada

Halkan ka dhageyso fatwo sheekh Cumarfaaruuq uu ku banneeyey in IGADD ciidamadeedu soo geli karaan Soomaaliya! Dhageyso.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: