Ku dhawaad 70-ruux oo ku geeriyooday qaraxyo Xalay ka dhacay Magaalada Kambala iyo Shacabka kudhaqan Magaalada Muqdisho oo si wayn usoo dhaweeyay.(Daawo Sawirada)

Ku dhawaad 70-ruux ayaa geeriyootay Tiro intaas ka badana way ku dhaawacmeen kadib qaraxyo Xoogan oo habeenkii Xalay ka dhacay bartamaha Magaalada Kambala ee Xarunta dalka Ugandha.

Qaraxyada gil gilay Magaalada Kambala oo ahaa labo Qarax oo mataano ah ayaa waxaa lala beegsaday Makhaayad lagu khamriga iyo qurunka lagu cabo oo ku taala bartamaha Magaalada Kambala,waxaana Xiligii qaraxyadbarakaysan dhacayeen goobta lagu daawanayay  Finalka Ciyaaraha kusoo gaba gaboobayay dalka South Afirka.

Warar horu dhac  ah ayaa sheegaya in dadka ku bakhtiye ay ku jiraan dad kasoo Jeeda dowladaha reer galbeedka gaar ahaan Saliibiyiinta Mareykanka,Waxaana war kasoo baxay Aqalka madow ee dalka Mareykanka lagu sheegay  in Mujrimka dalkaasi uu tacsi u dirayo ehelada dadkii ku halaagsamay qaraxyadii ka dhacay magaalada Kambala.
Ilaa iyo hadda ma jirto Cid sheegatay Mas’uuliyadda qaraxyadii Xalay ka dhacay magaalada kambala laakiin Afhayeen u haday booliiska dalka Ugandha ayaa durbadiiba  ku eedeeyay Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab qaraxyada.

Shacabka Muslimiinta ah ee ku dhaqan Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka soomaaliya ayaa si wayn usoo dhaweeyay qaraxyada,waxaana wararka qaarkood ay sheegayaan in iskuulaadka Magaalada Muqdisho  qaarkood Ardaydu saaka ay fasaxeen.

Ma jiro war kasoo baxay Xarakada Shabaabul Mujaahidiin oo ay ku sheeganayaan ama ay ku beeninayaan qaraxyadii Xalay ka dhacay Magaaalda kambala,balse qaraxyada ayaa waxay kusoo beegmayaan Todobaad kadib markii Amiirka ugu sareeya Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab Sh mukhtaar cabdiraxmaan Abu-zubeyr Allah Dhowree uu sheegay in gumaadka iyo Xasuuqa Ciidamada saliibiyiinta ay ka wadaan Magaalada Muqdisho laga aargudi doono Shucuubta dalalka Ugandha iyo buruundi.

 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: