Ciidamada shisheeyaha burundi oo Xalay duqeyn Arxan darro ah ugeystay degmada dayniile.

Saliibiyiinta AMISOM  ee ka socda dowladaha Burundi ee Xooga ku jooga dalka muqdisho gaar ahaan Kuliyaddii hore Jaale ayaa habeenkii Xalay waxay duqeyn Xoogan ugeysteen Xaafado ka tirsan degmada dayniile.

Dhawaqa Madaafiicda waawayn ee loo yaqaano Pm-ka ayay kusoo salaleen dadweynaha ku nool Xaafadda gubta iyo Ciise Cabdi ee degmada dayniile iyadoona Xiligii Madaafiicdaas dhacaysay aysan jirin wax dagaalo ah oo ka socday magaalada muqdisho.
Lama oga khasaaraha ramiga ah shacabka kasoo gaaray duqeyntaas arxdan darada ah,Wararka qaar ayaa sheegaya in hal qof uu ku shahiidey oo shacab ah madafiicdii ay arxan darada ku garaaceen shacabka muslimka.

Saliibiyiinta AMISOM ee buruundi ayaa waxay qeyb ka yihiin Ciidamada Xasuuqa iyo gumaadka ku haya shacabka ku dhaqan Magaalada muqdisho ee Caasimadda soomaaliya,iyadoona duqeymaha Ciidamada shisheeye ay joogo ka noqdeen Xaafadaha magaalada Xiliyada la weeraro iyo Xiliyada aan la weerarinba.

 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: