Sarkaalkii ugu sareeyay Murtadiinta Hiiraan oo manta lagu dilay magaalada Baladweyne.

Ciidamada Wilaayada Islaamiga ah ee Hiiraan ayaa daqiiqado ka hor waxay gudaha magaalda Baladweyne ku dileen Sarkaalkii ugu sareeyay Murtadiinta ay Itoobiya ugu tala gashay inay kaga hortagto Mujaahidiinta Wilaayada Hiiraan.

Salaad Xareed Hilowle, oo ahaa Sarkaal in badan lasoo shaqeeyay Saliibiyiinta Itoobiya isla markaana u sahlay inay hesho Maleeshiyo fara badan oo reer Hiiraan ah ayaa waxaa daqiiqado ka hor lagu dilay gudaha Baladweyne xilli uu ku dhuumaaleysanayay Guri uu ka deganaa magaalada.

Sirdoonka Ciidamada Xisbada ee Magaalada Baladweyne ayaa 5tii maalmood ee lasoo dhaafay waxay si gooni ah isha ugu hayeen arimaha Salaad Xareed, kaas oo ku mashquulsanaa qorshe uu qaab dhuumaalaysi ah ugu soo galo Magaalada Baladweyne, si uu u qiimeeyo xaalada magaalada Baladweyne.

Salaad Xareed ayaa wuxuu si qarsoodi ah kusoo galay guri uu ka deganyahay Galbeedka Magaalada Baladweyne, waxaana isla markiiba ka dul dhacay Ciidamo si gaar ah u tababaran, kuwaas oo guriga ku jebiyay isla markiina gacanta kusoo dhigay isaga iyo Qori uu guriga ku haystay.

Ma jirin wax iska cabin ah oo uu sameeyay Salaad Xareed, waxaana isla goobtii lagu qabtay ku toogtay Ciidamadii soo qabtay, kadibna Maydkiisii goobta laga qaaday.

Salaad Xareed ayaa ahaa Sarkaal ku caan baxay uruurinta Maleeshiyo reer Hiiraan ah kuwaas oo loo qaadi jiray gudaha Itoobiya si tababar ciidan loogu soo siiyo, kadibna dib loogu soo celiyo Wilaayada Hiiraan si ay ula dagaalamaan Mujaahidiinta Wilaayada Hiiraan.

Sidoo kale Saraakiisha Sirdoonka ee Wilaayada Hiiraan ayaa mudo 3 bil ah ka hor weerar ay ku qaadeen Xero lagu tababaro Maleeshiyada Itoobiya ku adeegato oo ku taala Tuulada ‘”Baardhuyac” oo 45km Galbeedka kaga began Baladweyne waxay gacanta kusoo dhigeen Dukumiintiyo ay kala saxiixdeen Saraakiil Itoobiyaan ah iyo Salaad Xareed, kaas oo ay ku cadahay in Salaad Xareed uu Masuul ka yahay Ilaalinta qaybo kamid ah Xad beeneedka ay Itoobiya la leedahay Wilaayada Hiiraan, isaguna uu taageero dhan walba ah uu ka helo dhanka Itoobiya.

Dilka Salaad Xareed ayaa dhabar jab weyn ku ah Siyaasada Itoobiya ee ku wajahan Wilaayada Hiiraan, waxaana meesha ka cad feejignaanta ay ku jiraan qaybaha kala gadisan ee Ciidamada Wilaayada Hiiraan kuwaas oo dadaal dheer ugu jira sidii ay uga hortegi lahaayeen hagar daamo walba oo uu Cadawgu doonayo inuu u maleego Shacabka Soomaaliyeed.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: