Dagaal Culus oo saaka waabarigii ka dhacay goobihii maalmihii ugu dambeeyay la isku hor fadhiyay ee ku yaala bariga Magaalada Muqdisho

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab ayaa waabarigii hore ee saakay waxay weeraro Xoogan ku qaadeen Saldhigyo Ciidamada shisheeye iyo Maleeshiyaad ka tirsan xukuumada ridada ah ay ku lahaayeen halka ay iska galaan degmooyinka shangaan iyo C/Casiis.

Huganka Madaafiicda waawayn ee la isku adeegsanayo dagaalka ayaa laga maqlyay degmooyin badan oo kuyaala Magaalada Muqdisho,waxaana warar horu dhac ah oo soo baxaya ay sheegayaan in Shabaabul Mujaahidiin ay taqadum ka sameeyeen dagaalada.

Dagaalkii saaka dhacay waxaa qaaday Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin,waxaana weerarka ay qaadeen uu yimid kadib markii  Ciidamada saliibiyiinta ugaandha iyo Maleeshiyaada dowladda ridada ah lagu jebiyay duulaan labo maalmood ka hor ay kusoo qaadeen fariisimaha Shabaabul Mujaahidiin ay  ka samaysteen goobihii ay kala wareegeen dowladda ridada ah.
Dagaalka saakay dhacay ayaa waxa uu kusoo aadayaa Xili maalintii shalay Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ay magacaabeen Afhayeen ugaar ah  Ciidamada,kaasi oo Saxaafadda iyo bulshada soomaaliyeed ee muslimiinta ah kaga warbixin doona guulaha is dabo jooga ah ee ay soo hoynayaan Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin.

 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: