Afhayeenka Ciidaamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo markii ugu horaysay la hadlay Saxaafada, kana warbixiyay dagaaladii Saakay.

Ciidamada Wilaayada islaamiga ah ee Banaadir Ayaa subaximadii hore ee saakay weerar qorshaysan la begsaday Fariisimaha Cadawga Macatab ku dirirka ah ku leeyahayn agagaarka Hotel Juba halkaas oo Xalay oo dhan ay ka wadeen abaabul ay doonayeen inay weeraro kaga soo qaadaan Mujaahidiinta.

Afhayeenka Ciidamada Mujaahidiita Al-Shabaab Sheekh C/Caziiz(Abu Muscab) oo maanta markii ugu horeysey la hadlay Saxaafada Muqdisho ayaa waxaa hadalkiisa ka mid ahaa ( waxaan ka war bixinayaa dagaalkii saakay ka dhacay agagaarka Kawaankii hore ee Malaayga iyo Dekadii duqda ee Muqdisho gaar ahaan degmada C/Caziiz, sida ay dadka muslimiinta ah ogyihiin waxaa halkaa isku hor fadhiya Ciidamada Mujaahidiinta ah ee u dagaalamaaya kalmada Allah siday kor u noqon lahayd, iyo Ciidamada kirishtaanka ee ka socda wadanka Yugaandha kuwaas oo u dagaalamaya sidii uu kor u noqon lahaa Saliibka ay iyagu caabudaan).

Sheekh Abu Muscab ayaa sheegay in Mujaahidiintu ay si wanaagsan uga war qabeen dhaq dhaqaaqyo ay xalay wadeen Saliibiyiinta Yugaandha si ay waagu marka uu baryo usoo weeraraan Difaacyada Mujaahidiinta, Sidaas daraadeed ay Mujaahidiintu go’aansadeen inay Dharbaaxada kala hor maraan cadawga sidaasna ay ku weerareen Gaalada. ( Hadaba markii ay saacadu ahayd 5:30 subaximo ee saacada Muqdisho ayay Katiibo katirsan ” Liiwaa Cali Bin Abii Daalib “ee ka howl-gala Magaalada Muqdisho waxay weerareen gaaladii oo saf saf ugu jirta isuna qeybinaysa sidii ay u soo weerarilahaayeen ciidamada mujaahidiinta.

Halkaana Allah Subxaanahu Wataacaalaa waxa uu ku Jebiyay gaaladii Saliibiyiinta wuxuuna Guul iyo libin haleelsiiyay Ciidanka Towxiidka halkaas waxaa ku fashilamay duulaankii ay damacsanaayeen Saliibiyiintu inay iskaga khafiifiyaan murugada ka haysata jabkii kasoo gaaray dagaaladii ugu danbeeyay ee uu Allah ku halaagay) Sidaas waxaa yiri Sh.Abu Muscab.

Afhayeenka Ciidamada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa sheegay in Gaaladu ay warbaahinta ka sheegaan inay tababar culus haystaan iyo hub casri ah, Balse xaqiiqda Furunta taalla ay tahay inay ” Tukaha ka fulaysanyihiin” oo markii ay iska horyimaadaan Ciidanka Mujaahidiinta ay dabada jeediyaan sidaasna ay Mujaahidiintu dhabarka kaga toogtaan.

Dagaalka ayaa istaagay kadib markii ay Saliibiyiintu ka carareen goobta dagaalka, waxaana ay duqaymo aan kala joogsi lahayn ay hada ku wadaan Xaafadaha dadka Shacabka ah ay ku noolyihiin ee ka fog fagaarayaasha la isku hor fadhiyo.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: