Afhayeen ay leeyihiin Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo maanta La magacaabay.

Hogaanka Sare ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa maanta magacaabay Afhayeen ay yeelan doonaan Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ee ku kala sugan dhamaan Wilaayaatka Islaamiga ah ee Soomaaliya.

Sheekh Cali Maxamuud Raage “Sh.Cali Dheere” oo ah Afhayeenka Guud ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa warbaahinta u sheegay in maadaama dagaallada ay iskala soo horjeedaan dadka Muslimiinta ah iyo Cadawga Allaah uu marba marka kasii dambeysa sii xoogeysanayo, Isla markaana ay guulaha Mujaahidiintu yihiin kuwo is daba joog ah, ay Muhiim tahay in la magacaabo Afhayeen ay yeeshaan Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab kaas oo Ummada Muslimka ah usoo gudbiya hadba halka ay howshu marayso.

Sh.Cali Dheere ayaa sheegay in Hogaanka Sare ee Xarakada Mujaahidiint Al-Shabaab ay Magacaabeen ” Sheekh Cabdil Caziiz Abu Muscab” inuu noqdo Afhayeenka Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab .

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa Allaah fadligiis waxay aas-aas iyo laf-dhabar u yihiin Dagaalka culus ee ay Ummada Muslimka ah ugu jirto sidii ay iskaga difaaci lahayn duullaanka ay Saliibiyiinta iyo Murtadiintu ku hayaan jiritaan Diinta iyo Dadka Soomaaliyeed ee Muslimka ah, Waxayna iyagoo Allaah ” Subxaanahu Watacaalaa” kaashanaya ay awood buuxda u yeesheen inay hor istaagaan isku day walba oo ay reer Galbeedka Macatab ku dirirka ah doonayaan inay Dalka Soomaaliya kaga dhigaan wadan amarkoodu ka hirgalo.

One Response

  1. waxaan ilaahay kabar yayaa in ilaahay mujaahidiin ta barakeeyo meel kastay joogaan ba ilaahay na cadaw gooda jabiyo meel kas tuu jooogaba

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: