Duqayn Culus oo loo gaystay Garoonka diyuuradaha Muqdisho iyo Xerada Xalane oo Fariisin u ah gaalada AMISOM isku magacaawday.

Xoogaga Mujaahidiinta ayaa maanta madaafiic barakaysan ku garaacay Fariisimo ay ciidamada gaalada AMISOM ku lahaayeen Xerada Xalane iyo Garoonka diyuuradaha ee magaalada Muqdisho waxaana jira khasaare cadawga soo gaaray.

Maanta Duhurkii ayay Mujaahidiintu Madaafiic Barakaysan ladheceen Garoonka diyuuradaha magaalada Muqdisho oo uu xiligaasi ka dhoofayay madaxda Kooxda Riddada Shariif Murtad oo looga yeeray wadanka Turkiga

Madaafiicda ay Mujaahidiintu ku garaaceen Garoonka diyuuradaha Muqdisho iyo Xerada Xalane waxaa ku halaagsamay tiro katirsan Ciidanka Gaalada oo halkaasi ku sugan balse lagama yaabo in ay saxaafadda u sheegaan khasaaraha soo gaaray sida looga bartay beenaale Bahuuko.

Diyuuradii uu raacay Shariif Murtad oo si dirqi ah uga bad baaday madaafiicdii lagu bartilmaameedsaday ayaa duushay mana jirin wax khasaara ah oo gaaray shariif Murtad iyo gaaladii kale ee la socotay, Boor iyo habaas ay kicinayeen Madaafiicdii Mujaahidiinta ee Garoonka lagu garaacay ayaa Jiha wareer ku beertay Kooxda Riddada ah.

Amaanka saraakiisha Kooxda Riddada ayaa walaac laga muujinayaan madaama Mujaahidiintu ay meel walbo ku beegsadaan, ciidamada Gaalada AMISOM ayaa kari la’ inay is difaacaan iyo in ay saraakiisha Riddada ilaaliyaan

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: