Ciidamo Tikree ah iyo Maleeshiyaad Murtadiin ah oo soo gaaray degmada Ceelbarde gobalka Bakool iyo ciidamada Mujaahidiinta oo dhaq dhaqaaqyo wado.

Xiisada colaadeed ayaa lagasoo sheegayaa degmada Ceelbarde gobalka Bakool kadib markii ay halkaasi soo gaaray Maleeshiyaad Murtadiin ah iyo Ciidamo Xabshi Saliibiyiin ah.

Boqolaal katirsan Ciidamada Gaalada Itoobiya iyo kuwa taabacsan Riddada ayaa soo galay degmada Ceelbarde gobalka Bakool oo joogaan cutubyo katirsan ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin.

Ciidamada Tikreega oo aad ufarabadan iyo Murtadiinta ayaa ku dhiiran waayay in ay soo galaan degmada Ceelbarde iyagoona fariisimo ka dhigtay hareeraha degmada oo ay Mujaahidiinta iskuhor fadhiyaan.

Ciidamadan Murtadiinta iyo Mushrikiinta isugu jira ayaa maalmihii lasoo dhaafay dhaq dhaqaaqyo ka waday xad beenaadka ay wadaagaan Somaliya iyo Itoobiya, saraakiisha Shabaabul Mujaahidiin ayaa xaqiijiyay in ay saacadaha soo socda talaab ka qaadi doonaan Tikreega iyo Murtadiinta is wata.

Degmada Ceelbarde ayay Mujaahidiinta Xarakada Al Shabaab dhawaan ka Eryeen maleeshiyaad Murtadiin iyo Saliibiyiin Itoobiyaan ah oo dhibaata ku hayay shacabka Muslimka ah.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: