Axmed Diiriye Cali iyo Max;’med Xasan Xaad oo Lamaroor dilaacay Khilaafka u dhexeeya Hogaanka Sare ee Xukuumada ridada ah.

Odayaal dhaqameedyadii lasafnaa Dowlada ridada aha yaa lamaroor dilaacay khilaafka xoogan ee soo kala dhaxgalay Madaxda ugu saraysa DKMG ah oo Khilaafkoodu naqday Kansar aan ladaweyn karin.

Max’med Xasan Xaad oo DKMG ku biiray ayaa sheegay in khilaafka u dhexeeya Madaxda DKMG uu yahay mid musiibo ku ah shacabka Somalida sida uu hadalka u dhigay “Khilaafka Dowladda u dhexeeyo wuxuu Indha tirayaa shacabka Soomaaliyeed waxaan ku baaqaynaa in dowladu dhaxdeeda heshiiso”ayuu yiri Xaad!.

Axmed Diiriye iyo Max’med Xasan Xaad oo DKMG ah uqaabilsan Hub kadhigidda Xoogaga Hubaysan ee ay isku beesha yihiin ayaa ku fashilmay qorshahaas waxayna aad uga baqayaan in ay Burburto DKMG ah taas oo dhabar jab ku ah jiritaankooda.

Odayaashan labaxay Dhaqanka Hawiye ayaa bishii lasoo dhaafay ku baaqay dagaal ka dhan ah Shabaabul Mujaahidiin iyo Xisbul Islaam balse hadalkaasi sooma dhaafin Idaacadda AMISOM ee fadhigeedu yahay Villa Somaliya.

Golaha dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye ee uu hogaamiyo Suldaan Axmed Dhoore ayaa taageero ka helay Shacabka Muslimiinta ah ee ku dhaqan magaalada Muqdisho iyo Mujaahidiinta kadib markii ay Odayaashaasi baraarujiyeen dhalinyarada magaalada oo ay ugu baaqeen in ay Jihaadka ka qayb qaataan.

Suldaan Dhoore iyo Golihiisa ayaa mar walba ka dhiidhiya duqaymaha ay AMISOM ka gaysteen macdaarada iyo goobaha lagu cibaadaysto ee magaalada Muqdisho waxayna ka dhiidhiyaan dhibaatada shacabka, halka  Xaad iyo Axmed Diiriye Cali oo sanadkii lasoo dhaafay ku dhawaaqay in aysan doonayn Jihaad ka dhan ah AMISOM iyo xukuumadii shariif ayaa lamaroor dilaacsan ismari-waaga u dhexeeya DKMG ah.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: