Wilaayada Islaamiga Banaadir oo Xukun Islaami ah ku fulisay Nin Basaas ah oo lasoo qabtay isagoo Madaafiic Hagaya.

Wilaayada islaamiga Banaadir ayaa maanta xukun dil ah ku fulisay Nin Basaas ahaa oo lasoo qabtay isagoo u shaqaynaya Gaalada AMISOM iyo Dowladda Riddada ee dhibaatada ka wada Muqdisho.

Ciidamada Xarakada Al Shabaab Al Mujaahidiin ayaa maanta xukun dil ah ku riday Nin Jaasuus ah oo uu basaasayay Cadawga alle ee dagaalka kula jira Umadda islaamka ah, sirdoonka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa Ninkan gacanta kusoo dhigay isagoo madaafiic ku hagaya Shacabka Muslimiinta ah iyo Mujaahidiinta.

Fagaare ku yaal xaafadda Tiida degmada Dayniile ayaa lagu toogtay Nin 34-sana jir ah oo ay Maxkamadda Wilaayada Islaamiga ah kusoo eedasay in uu hagayay Madaafiic lagu garaacay qaybo katirsan magaalada Muqdish.

Qaadiga maxkamadda Wilaayada Islaamiga Banaadir Sheekh Cumar ayaa isna sheegay in Ninkan Basaas ah uu qirtay dhamaanba Dacwadihii ay maxkamadu hordhigtay

Qaadiga maxkamadda Islaamiga gobalka Banaadir ee Al Shabaab Sheekh Cumar ayaa goobta ka sheegay in eedaysanaha dembiga qirtay islamarkaana sidaasi lagu dilay, Xarakada Al Shabaab ayaa dhowr mar fulisay Xukuni islaami ah oo waafaqsan Shareecada Islaamka

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: