Boqolaal Katirsan Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab oo Iyagoo Takbiirsanaya kusoo qulqulaya magaalada Muqdisho iyo Shacabka Muslimka ah oo soo dhaweeyay.

Cutubyo katitsan Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujahaidiin ayaa Goordhaw soo gaaray magaalada Muqdisho kadib markii ay Tababaro kusoo qaateen gobalada dalka Somaliya.

Boqolaal katirsan Ciidamada Mujaahidiin oo ku hubaysan gaadiid dagaal ayaa siweyn loogusoo dhaweeyay wadada dheer ee isku xirta magaalada Muqdisho iyo degmada Afgooye.

Goob joogayaal ayaa halganka u xaqiijiyay in Dad badan ay wadooyinka taag taagnaayeen iyagoo ku faraxsanaa Mujaahidiinta kusoo qulqulaysa magaalada Muqdisho.

Ciidanka iyo Shacabka Muslimiinta oo Takbiirsanaya ayaa lagu arkayay Deegaanka KM13 duleedka magaalada Muqdisho, saraakiisha Mujaahidiinta ayaa noo xaqiijiyay in Ciidankan ay gaarayaan in kabadan 800 oo ah Mujaahidiin.

Halkaan ka Dhagayso

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: