Wilaayada islaamiga G/gaduud oo sheegtay in ay dhawaan maamulo usamaynayso degmooyinka gobalka.

Wilaayada Islaamiga Galguduud ayaa shaacisay in meel wanaagsan ay u marayaan dadaallo ay maamulo Islaami ah ugu samaynayso deegaanada dhaca Bariga Galguduud oo ay wilaayadu dhawaan dagaal kula wareegtay.

Waaliga Wilaayada Galgduud Sheekh Yuusuf Ciise Kaba-Kudukade oo maanta lahadlay saxaafadda ayaa xaqiijiyay in Wilaayadu ay si KMG ah maamulo ugu dhistay tuulooyin hoos yimaad Ceeldheer,Galcad iyo Masagawaa.

Sheykh Yuusuf ayaa intaasi ku daray in hadda ay meel wanaagsan umarayaan qorshayaal ay maamul ugu samaynayaan dhamaan degmooyinka Wilaayada Islaamiga ah ee galguduud.

deegaamada Maamulada loo sameeyay waxaa kamid ah deegaanka Ceelhareeri iyo tuulooyin kale oo katirsan degmooyinka dhaca Bariga Wilaayada Galguduud.

 ciidamada Mujaahidiinta Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa bartamihii Bishii April ee sanadka dagaalllo Jihaad ah kula wareegay Bariga Galguduud oo ay qas ka wadeen Maleeshiyaad Qabuuriyiin ah iyo kuwa Riddada taabacsan

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: