Ciimada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin oo dagaal kula wareegay degmada Ceelbarde Gobalka Bakool iyo Maleeshiyaadkii Riddada oo Hub farabadan ka cararay

Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa saaka dagaal ku qaaday degmada Ceelbarde gobalka Bakool oo ay maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaayeen Maleeshiyaad Murtadiin ah iyo Ciidamo Itoobiyaan ah.

Dagaal kooban ayaa magaalada ku dhaxmaray Murtadiinta iyo Mujaahidiinta waxaana dagaalkaasi ka dhashay khasaara iyo jab lixaad leh oo soo gaaray Maleeshiyaadkii Amxaara kal kaalka ahaa waloow dagaalku uusan ahayn mid aad u xoogan.

Saraakiisha Shabaabul Mujaahidiin ee magaalada gaaray ayaa boqolaal shacab ah uga khodbeeyay fagaaraha magaalada waxayna u sheegeen in magaalada lagu xukumi doono shareecada islaamka.

Sheykh C/laahi oo kamid ahaa saraakiishii Mujaahidiinta ee shacabka lahadashay ayaa ugu baaqay shacabka in ay taageeraan Mujaahidiinta oo ay ka fogaadaan wax walba oo cadawga Tikreega damacsanyahay.

Murtidiinti iyo Tikreega oo is wata ayaa baqa carar ku galay dhulka Somaligalbeed ee Itoobiya gumaysiga ku haysato, mujaahidiinta ayaa weli wada howlgallo ka dhan ah cadawga oo ay ka samaynayaan tuulooyin hoos yimaad Ceel Barde

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: