Wilaaya islaamiga Banaadir oo faah faahisay Dagaal shalay ka dhacay Hodon iyo Waaberi ee magaalada Muqdisho

Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa faah faahin ka bixisay dagaallo culus oo ay shalay lagashay Maleeshiyaad Murtadiin iyo Mushrikiin ah oo maalmihii lasoo dhaafay Isbaaro u tiilay wadada Dabka.

Wilaayada Xarakada Al Shabaab Gobalka Banaadir Sheekh Cali Max’med Xuseen Abuu Jabal oo saxaafadda lahadlay ayaa sheegay in ciidanka Mujaahidiinta ay lawareegeen fariisimadii ay ku sugnaayeen ciidanka Riddada iyo kuwa AMISOM.

Sheekh Cali wuuxuu sheegay in dagaalkii shalay ay gubeen Gaari Dagaal oo ay lahaayeen Ciidamada Riddada ah kaas oo ka dagaalamayay agagaarka xaafadda Barmuuda degmada Hodon magaalada Muqdisho islamarkaana ay dileen 9 Nin oo taabacsanaa Murtadiinta iyo Mushrikiinta.

Wilaayada islaamiga banaadir ayaa shacabka Muslimiinta ee ku dhaqan magaalada Magaalada ubalan qaaday in ay sii wedayso dagaalada Jihaadka ah ee lagula jiro gaalada iyo Mushrikiinta inta ay ka xoroobayaan shacabka.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: