Ciidamada Saliibiga Kenya oo Dhac iyo Boob ka gaystay Xerada qaxootiga Soomaalida ee Iffo Kenya.

Ciidamada Saliibiga Kenya ayaa xoog ku galay mid kamida xeryaha ay ku noolyihiin Dadka Barakacayaasha ah ee ka cararay xasuuqa ay ciidamada gaalada AMISOM ka wadaan magaalada Muqdisho.

Wararka nagasoo gaaraya Gobalka Waqooyi bari ee Kenya gumaysato ayaa xaqiijinaya in gaalada Kenya ay gudaha u galeen Xerada qaxootiga Iffo islamarkaana ay dhaca ugaysteen hanti ay lahaayeen shacabka Soomaaliyeed.

Saliibiyiinta Kenya waxay ku mar marsiyoodeen in ay bandaw kusoo rogeen Xerada islamarkaana xalay halkaasi ka dhaqan galay badaw ay ku banaysteen hantida shacabka Muslimiinta ah.

Bandowgan oo ka bilaabanayay fiidka habeenkii kuna eg waabarigii hore ee subaxdii ayaa lagu soo warramayaa inay xalay u hoggaansameen qoysaska qaxootiga ah ee ku jira xeradaasi, waxaana gudaha xerada iyo daafaheeda wareegayay ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Saliibiga Kenya ee xereradaasi jooga.

Mid ka mid ah dadka qaxootiga ah ee ku jira xeradaasi oo la hadlay saxaafadda ayaa sheegay in bandowgan uu ka dambeeyay kaddib markii labo habeen oo isku xigta xeradaasi lagu dilay labo qof kuwaas oo dilkooda loo adeegsaday toorrey, waxaana dilkaasi gaystay dad gaalo Kenyati ah oo doonayay in ciidanka saliibiga xerada soo galaan si ay ubaartaan shacabka

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: