Beelaha Tunni iyo Biida,Haatimi ee Gibil Cad ee dega magaalada Baraawe oo Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ku wareejiyey hub farabadan.(SAWIRO)

Beelaha Soomaaliyeed ee dega gobalka Shabeelaha Hoose ayaa weli sii wada dadaaladii ay uga qayb qaadanayeen dagaalada Jihaadka ka ah ee socda Soomaaliya iyagoo ajar ka doonaya Allaah.  Beelo ka mid ah beelaha ugu caansan Shabeelaha Hoose ayaa maanta hub farabadan ku wareejiyey Wilaayada Shabaabul Mujaahidiin Shabeelaha Hoose, beelahaas waxaa laysku yiraahdaa Todobada Tol oo marka la soo kala qaado kala ah Tuni iyo Gibel Cad.

Munaasabad balaaran oo ka dhacday magaalada Baraawe ayna ka soo qayb galeen odayaal dhaqameedyo iyo mas’uuliyiin ka tirsan Wilaayada Sh/hoose ayaa wilaayada ku wareejiyay 35 qori gacmeed halka ay hareen 32 qori oo ay ka mid yihiin gaadiidka dagaalka waxaana la sheegay in hubkaas wareejintiisa qaab farsamo dib loogu dhigay.

 

Beelaha hubka wareejiyey ayaa kala ah Tuni iyo Gibil Cad oo laysku yiraahdo Todobada Tol waxayna sheegeen in wixii maanta ka bilaawda ay Mujaahidiinta safka kula jiraan gaaladana ladagaalamayaan, waaliga Wilaayada Shabeelaha Hoose Sheykh Max’med Abaa Cabdalla oo goobta kalimada ka jeediyay ayaa uga mahad celiyay beelaha Muslimiinta ah sida ay ugarteen in xil ka saaranyahay difaaca Diinta iyo Dalka.  

 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: