Abshir Bacadlle “Gaalada iyo Murtadiinta ayaa ka dambeeyey Xasuuqii Ahlu Towxiidka iyaga ayaa hoog iyo shalaay nooga dambay doona ha ogaadaano Masaajidyada waan buuxi doonnaa mana cararayno.

Waxgaradka magaalada Muqdisho ayaa si kulul u naqdiyay xasuuqii shalay loo geystay dad Ahlu Towxiid ah oo ku cibaadaysanayey guriga Allaah. 

Abwaan Abshir Nuur Faarax Bacadle oo kamid ah waxgaradka Muqdisho ayaa falkaasi ka tacsiyadeeyey wuxuuna sheegay in weerar lagu soo qaaday goobaha cibaadada.

Abwaan Abshir Bacadle wuxuu sheegay in qolyihii falkaasi fuliyay ay diinta ladagaashanyihiin islamarkaana ay yihiin gaalo shaati Soomaali ah soo gashatay balse alle ka Jaazi doono dhibaatada ay Ahlu Towxiidka kula keceen.

Inaa lilaahi wa inaa ileyhi Raajicuun, wixii shalay dhacay waxay noo xaqiijinaysaa in Diinta Islaamku ay cadaw badan leedahay maanta Mareykanka, Itoobiyaan iyo kuwa Soomaalida ah ee iyaga lamid ah way ku faraxsanyihiin Insha’alaah Iimaan ayaa nooga siyaadi doona oo Masaajidyada ma faaruji doonoayuu yiri Abshir Bacadle.

Abwaan Abshir ayaa ugu baaqay Shacabka Muslimiinta ah ee Somalidyeed in ay u gargaaraan Shacabka Muslimiinta ah ee diinta alle loo dhibaateeyay.

“Dhibka waan ka bixi doonaa waalalayaal aan ugargaarno walaalaha ku dhibaataysan Isbitaalada, aan dhiig Miirno aan dhaawaca nafaqayno” ayuu hadalkiisa sii raaciyay Abshir Nuur Faarax Bacadle.

Abwaanka ayaa intaasi raaciyay in hadii aan lahelin dad u taagan difaaca diinta ay gaaaladu sii laba jibaari doonto hagar daamada ay Umadda Muslimiinta ah ku hayso wuxuuna ku baaqay In diinta Islaamka loo dhinto.

Sheykh Axmed Cali Gees Madaxa samafalka Golaha dhaqanka Midnimada Beelaha Hawiye ayaa isna falkaasi ku Eedeeyay DKMG ah iyo Sirdoonka Mareykanka oo cadaw ku ah Umadda Muslimka Soomaaliyeed.

Riddada iyo Cadawga alle dhamaantiis ayaa iska kaashaday falkii shalay ka dhacay Suuqa Bakaarah,a waad ogtihiin in kuwa Murtadiinta ah ay horay u sheegeen in masaajidda alle tahay meel Argagaxiso ah ayuu yiri Sheykh Axmed Cali Gees.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: