Xarakatu shabaabul mujaahidiin ayaa maanta cutubyo ka tirsan mujaahidiinta Tabobar Ugu soo xiray masjidka Nasrudiin ee Magaalada Muqdisho

Mujaahidiinta Alshabaab ayaa Maanta Tabobar u soo xiray 209 mujaahidiin Magaalada Muqdisho, waxaana Xaflad loogu sameeyey Ciidankaas Masjidka Nasrudiin ee Xaafada Baar Ubax Ee Magaalada Muqdisho.

Afhayeenka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin Sheekh Cali Dheere oo ka hadlay Xaflada Xiritaanka Tababarkaas ayaa sheegay in Ciidamadaas ay mudo 4 Bilood iyo Dheeraad ah soo qaateen Dowrooyin isugu jira Caskari iyo Diini Kulana dardaarmay inay diinta ay ka difaacaan cadowga ku soo duulay diinta iyo dalka.

Waxa uu sheegay Sh Cali Dheer in Ciidamadaasi tababarka ku soo qaateen Mucaskar loogu Magacdaray Cabdalla Cazaam oo ku yaal gudaha Soomaaliya wuxuuna intaa ku daray inay ka qeybqaadan doonaan Dagaalada ay kula jiraan Saliibiyiinta AMISOM iyo xukuumada ridada ee Murtad shariif Hogaamiyo.

Mujaahidiinta Tababarka loo xiray ayaa goobta ka hadlay waxayna sheegeen inay ku faraxsanyihiin waxbarashadoodu Waxayna balan qaadeen inay cadowga ka difaacayaan dalka iyo diinta saliibiyiinta iyo murtadiinta.

Mujaahidiinta Tabobarka xaflada loogu soo xiray masjidka Nasrudiin Magaalada Muqdisho qaar ka mid ah ayaa Abaalmarino lagu gudoonsiiyey Abaal marino oo ay ka mid ahaayeen Kutubo diini ah iyo agab military ay iskaga difaacaan gaalada iyo murtadiinta.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: