Wilaayada Gobolka Hiiraan oo dagaal kula wareegtay Xero Maleeshiyaad lagu tababarayay Hub farabadan oo ay Mujaahidiintu halkaasi kasoo qaniimeesteen.

Ciidamada Mujaahidiinta ayaa maanta kala eryay Maleeshiyaad Murtadiin iyo Qabuuriyiin ah oo isku aruursanayay meel 60 KM ujirta magaalada Beledweyne xarunta gobalka Hiiraan bartamaha dalka Somaliya.

Howlgallo ay Ciidamada Xisbada ka sameeyeen Tuulada Baar dhuye ayay cagta ku mariyeen xero Tababaro lagu siinayay Maleeshiyaadka Riddada iyo kuwa Mushrikiinta ah oo maalmihii lasoo dhaafay halkaas isku aruursanayay.

Waaliga Hiiraan Sheekh Yuusuf Cali Ugaas ayaa xaqiijiyay in Mujaahidiintu la wareegeen gaadiid dagaal iyo qoryo uu kamid yahay Dabajeexa oo ay maleeshiyadka halkaasi ku haysteen.

Saraakiil Tikree ah ayaa maalmihii lasoo dhaafay Tikreega Tababaro ku siinayay deegaanka Baar dhuye oo 60 KM u jira B/weyne islamarkaana dhaca xad Beenaadka

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: