Weerar Istish-haadi ah oo Goordhaw lagu qaaday Ciidamada Gaalada AMISOM ee ku sugan degmada Shangaani ee magaalada Muqdisho.

Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa Goordhaw Weerar Istissh-haadi ah ku qaaday Ciidamada Gaalada AMISOM ee xoogga ku jooga magaalada Muqdisho.

Saraakiisha Mujaahidiinta ayaa Goordhaw Idaaacdda Islaamiga Andalus u xaqiijiyay in Walaal katirsan Mujaahidiinta uu Gaari Miinaysan gudaha ula galay Bankiga ganacsiga degmada Dharkeynleey oo ay dhawaan xoog ku qabsadeen gaalada AMISOM.

Holac iyo qaac ayaa ka baxay Fariisinka ay Ciidamada Gaalada AMISOM ku lahaayeen bankiga ganacsiga.

Dad ku sugan goobta ayaa sheegay in ay arkeen baabuur badan oo goobta ku gubanaysa, sidoo kale dad ku sugan KM4 ayaa Andalus usheegay in ay arkeen Ambalaasyada gaalada oo goobta kusii qulqulaya.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: