Dowladda islaamiga ah ee Ciraaq oo Xaqiijisay Istish-haadka Abii Cumar Albaqdaadi iyo Abuu Xamza Almuhaajir +(Bayaan).

Iyadoo Horaantii  Todobaadkii hore  Xukuumadda dabo dhilifka u ah Taliska Shisheeyaha ee Xooga ku jooga dalka Ciraaq ay shaacisay  inay dileen Amiirkii dowladda islaamiga ah ee dalka Ciraaq Abii Camar Albaqdaadi iyo wasiirkiisa  gaashaandhiga Abii Xamza Almuhaajir ayaa markii ugu horeysay waxaa arintaasi bayaan kasoo saaray dowladda islaamiga ah ee Ciraaq.
Bayaan lagu faafiyay qaar ka tirsan Muntadayaadka islaamiga ah ayaa lagu xaqiijiyay jiritaanka war-ka sheegaya istish-haadka labada Hogaamiye waxaana bayaankaas oo uu soo saaray wasiirka Hey’adaha sharciga ah ee dowladda islaamiga ah Abul-Waliid C/dul wahaab Al-mashhadaani lagu sheegay in labada Hogaamiye ay  ku shahiideen dagaalo culus oo horaantii Todobaadkii hore ka dhacay magaalada Tikriit ee ku taala waqooyiga dalka Ciraaq.
Bayaanka ayaa oo ku socday Umadda islaamka guud ahaan ayaa waxa lagu sheegay in labada Hogaamiye aysan dilin Ciidamada dabo dhilifka ee Nuuri Almaalki balse lagu dilay duqeyn fulaynimo ah  oo diyaaradaha dagaalka ee Mareykanku ay ugeyseen guri ay ku jireen labada Hogaamiye.
Sida bayaanka lagu sheegay dagaal culus ayaa dhex maray Ciimado ka amar qaata Nuuri Almaalki iyo dagaalyahan hubaysan oo ka tirsanaa dowladda islaamiga ah kuwaasi oo ku shirsanaa meel udhow magaalada Tikriit iyadoona halkaasi ay joogeen hogaamiyaal ka tirsan dowladda islaamiga ah.
Ciidamadii taabacsanaa Nuuri Almaaliki ee dagaalka soo qaaday ayaa si daran loo jibiyay,kadibna waxay u yeerteen saaxiibadooda Mareykanka,laakiin Ciidamadii Mareykanka ee loo yeertay waxay awoodi waayeen inay dhulka yimaadaan si ay dagaalka ugala qeyb qaataan daba dhalifyadooda waxayna iyagoo adeegsanaya diyaaradahooda dagaalka duqeymo fulaynimo ah ku dileen labada Hogaamiye ee Abuu Cumar Albaqdaadi Alqurayshi iyo Abii Xamaza Almuhaajir.

Ugu dambeyntii bayaanka dowladda islaamiga ah waxaa lagu sheegay inay dagaalka sii wadi doonaan islamakraana ay baaqi ahaan doonto dowladda islaamiga ah hadii xitaa la dilay Hogaamiyayaashooda,waxaana xusid mudan in Mareykanka ay kol hore dileen Abii Muscab Al-zarqaaqwi oo ahaa Amiirkii Tandiimka Alqaacidda ee wadamada Bilaadul Raafidayn laakiin sida  lawada ogyahay  Tandiimka wuxuu ku dhawaaqay Hogaan cusub dagaal kuna wuu sii socday.

Halkan ka Akhriso Bayaan Af-Carabi ku qoran oo kasoo baxay wasaaradda Hey\’adaha Sharciga ah ee dowladda islaamiga ah ee Ciraaq.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: