Qarax ay ku halagaasameen Maleeshiyaad katirsan Kooxda Riddada oo Goordhaw kad dhacay Excontrol Afgooye magaalada Muqdisho.

mujaahidiinta alshabaab ayaa qarax aad u xoogan ayaa la eegtay ciidanka ridada uu hogaamiyo murtad shariif waxaa lagula eegtay qaraxaas barakaysan agagaarka isgoyska Ex Contarool ee duleedka Muqdisho iyadoo masuuliyada qaraxaasina ay sheegteen Xarakada Al Shabaab.

Qaraxaani oo duhurnimadii maanta ka dhacay nawaaxiga Isgoyska Ex contarol Afgooye oo fariisin ay ku leeyihiin ciidamada ridada ayaa la sheegay in uu ahaa miinada nuuca Ramuudka laga hago sida ay saraakiil ka tirsan xarakada shabaab u xaqiijiyeen shabakada islaamiga Halganka.wordpress.com oo qaraxa wax ka hagaaye.

Sarkaalka ayaa intaas ku darey in lala eegtay askar ka tirsan xukuumada ridada iyo taliyihii hogaaminayay oo lagu magacaabao Max’ed Qataatoow xili ay ku sugnaayeen nawaaxiga Isgoyska Ex Contarol Afgooaye ee duleedka Magaalada Muqdisho.

Sarkaalka waxaa uu Inoo xaqiijiyay inay khasaaro gaarsiiyeen askartii goobta Ku sugnaa oo dhimashada ay gaarayso 8 halka dhaawacana uu gaarsiisanyahay 5 sida uu sarkaalka u xaqiijiyay.

Goob Joogayaal u dhawaa halka qaraxa ka dhacay ayaa u sheegay Halganka.wordpress.com inay indhahoodii saareen maydad aysan tiradooda sheegi karin oo ka tirsan ciidanka ridada iyo dhaawacba.

Sikastaba ha ahaatee waxaana qaraxyadaan barakaysan ahayn kan ugu horeeye oo lala eegto ciidanka ridada iyo masuuliynta gaalo raacyada ah,waxaa hore qaraxyo kuwaan kuwa la mid ah masuuliyiinta.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: