Ururka Xisbul Islaam ayaa soo saaray Wareegto ay ku amrayaan in ay isa soo diiwaan geliso Hay’adda ICRC oo ka mid ah Hay’adaha farakutiriska ah ee ka shaqeeya deegaanada ay maamulaan xoogaga Islaamiyiinta ah.

Ururka Xisbul Islaam ayaa soo saaray Wareegto ay ku amrayaan in ay isa soo diiwaan geliso Hay’adda ICRC oo ka mid ah Hay’adaha farakutiriska ah ee ka shaqeeya deegaanada ay maamulaan xoogaga Islaamiyiinta ah.

Madaxa arrimaha Bulshada Ururka Xisbul islaam ee gobalka Banaadir Sheykh Cismaan Barre oo saxaafadda lahadlay ayaa sheegay in ay doonayaan ogaashiyaha waxqabadka hay’adaha samafalka sheegta ee ka howlgala gobalka banaadir.

Wareegtadan ka soo baxday Xafiiska Arimaha Bulshada Wilaayada islaamiga Banaadir ayaa lagu xusay in ICRC lala socodsiin doono arrimo muhiim ah oo hay’adaasi quseeya maadaama ay si xor ah raashin uga qaybiso deegaanada Ceelasha Biyaha ilaa iyo Afgooye.

Xisbul islaam waxay doonaysaa in ay hubiso waxqabadka hay’adaasi oo waqtiga ay isku soo diinwaan gelinayso uu ku egyahay maalinimada Axdda, xoogaga islaamiyiinta ayaa bilihii lasoo dhaafay weday baaritaano ay ku hayaan hay’adaha reer galbeedka ee sheega in ay Somaliya gargaar u yihiin waxaana jira hay’ado laga mamnuucay deegaanada ay islaamiyiinta maamulaan.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: