Hadal ku Socda Hoggaanka Ash-Shaab (Qeybtii Labaad).

والسلام على من بعث هاديا للعالمين , نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم ومن واله إلى يوم الدين 

وقال عز وجل: وَإِنَّكَ لَعَلَى خُلُقٍ عَظِيمٍ

Weli waxaa ii socda nasiixadii walaalaha. Waan ogahay inay fiicantahay in mar mar hoos hoos la isagu nasteexeeyo laakiin waxaan hubaa walaaluhu inaysan dhib u arkayn insha Allaah. Kulligeen waa in lagu daydo nabi Muxamed (SCW). 

 

Hogaamiyaha koowaad isagu kumaba sii jiro oo waxaa saaran waajibaad weyn. Marka kasta oo hogaamiyihu u dhowaado nabiga (SCW) waa loo sahlaa kheyrka:

 

لقد كان لكم في رسول الله أسوة حسنة

 

Waxaan maqaalkii hore ku xusay in waxa walaaluhu la xaalayaan aysan ahayn gaalo iyo gaaloraacyo keliya. Waxaan xusay niman sheekhyo sheeganaya oo u hambalyeynaya heshiiskii Zenawi iyo Jamhadda Midnimada Soomaali Galbeed! Maqaalkii hore oo aan dhegsaneyn wax ka badan 24 saac baan maqleynay culumo go’aanno ka soo saartay Garoowe. Qodobada waxaa ka mid ah in la joojiyo Jihaadka! Arrimahaas iyo waxa la mid ah waa waxa igu khasbay inaan hadalladaas usoo qaddimo walaalaha si aan uga wadahadalnno waxa na horyaal.

 

روى الإمام أحمد عن أبي هريرة قال عليه السلام: إنّما بُعثت لأُتمم مكارم الأخلاق

 

Ma arag wax uga dhow inay Xaddiiskan ku dhaqmaan Mujaahidiinta. Inta badan nasuustaas waxaa daliishada dad badan oo Jihaadka diiddan. Bal aynnu fiirinno Xaddiis kale oon ka hor imaaneyn kan oo sheegaya waxa nabiga (SCW) lala soo saaray:

 

عن عبد الله بن عمر-رضي الله عنهما- قال: قال رسول الله صلى الله عليه وسلم بُعِثْتُ بَيْنَ يَدَيْ السَّاعَةِبالسَّيْفِ، حتى يُعبدَ اللهُ وحدَه لا شريك له،وَجُعِلَ رِزْقِي تَحْتَ ظِلّ رُمْحِي، وَجُعِلَ الذِّلَّةُ وَالصَّغَارُ عَلَى مَنْ خَالَفَ أَمْرِي، وَمَنْ تَشَبَّهَ بِقَوْمٍ فَهُوَ مِنْهُمْ أخرجه أحمد(5114،5115،5667) ، والخطيب في” الفقية والمتفقه، وابن عساكر(19/96/1) ؛ من طريق عبد الرحمن بن ثابت بنثوبان:حدثنا حسان بن عطية عن أبي منيب الجرشي عنه قال الإمام الألباني رحمه الله وهذا إسناد حسن ، وفي ابن ثابت كلام لا يضر ، وقد علق البخاري في صحيحه بعضه ، جلباب المرأة المسلمة ص203 طبعة دار القلم 2002م) ، (والارواء 1269) ، وحكم عليه بالصحة في صحيح الجامع حديث رقم

 

Waxaa i cajab geliya markaan arko xaddiis uu nabigu (SCW) ku xusay akhlaaqaad dhowr ah. Nabigu (SCW) wuxuu ku jiray Jihaad markaas. Isagoo howshaas ku jira baa dadku tafta ugu dhaganaayeen adduunyo. Aynnu Xaddiiskan milicsanno:

 

في صحيح البخاري عن جبير بن مطعم أنه قال: بينما يسير هو مع رسول الله صلى الله عليه وسلم ومعه الناس مقفله من حنين فعلقه الناس يسألونه حتى اضطروه إلى سمرة فخطفت رداءه فوقف النبي صلى الله عليه وسلم فقال أعطوني ردائي لو كان لي عدد هذه العضاه نعما لقسمته بينكم ثم لا تجدوني بخيلا ولا كذوبا ولا جبانا

 

Nin lagu seexdoow ha seexan. Waxaan rabaa inaan is xasuusinno akhlaaq wanaagsan oo dadka qaarkiis aan xisaabta ugu jirin. Xaddiisku waa saxiix waxaana wariyey Bukhaari laakiin ma hubo inuu lafdiga Xaddiisku saas ahaa:

 

لما ارتجفت المدينة وسمع الناس دويا عظيما فيها فخرج الناس لينظروا , فإذا بالنبي – صلى الله عليه وسلم – قد عاد راكبا على حصانه من غير سرج يقول لهم :  لم تراعوا … لم تراعوا

 

Si aanan geesinimo iyo Jihaad keliya uga hadlin bal aan fiirinno akhlaaq kale oo fiican:

 

أخرج مسلم وأبو داود عن ابن عباس مرفوعاً لأشَجِّ عبد القيس: إن فيك خَصلتين يُحبُّهما الله: الحلم والأناة

 

وزاد أبو داود: يا رسول الله أنا أتخلَّق بهما أم الله جبَلني عليهما؟ قال: بل الله جبَلك عليهما

 

قال: الحمد لله الذي جبلني على خُلتين يُحبّهما الله ورسوله

 

Markuu nabigu (SCW) galay Maddiina, isaga iyo Muhaajiriintii oo dad dulsaar ku ah baa la bilaabay dhisidda Masaajidka. Lama oran: dadka qaxootiga ah haloo furo xarumo lagu quudiyo! Cuntuda waa ka dambeysaa diinta. Saasoo kale sida walaaluhu wax u wadaan waa sida ugu macquulsan oo ugu saxsan ee hadda dadka diintu u nisbo sheegtaa sameeyaan. Saan horay u xusay Kulliyaadkii Shanta ahaa bay taabbogeliyaan. Laakiin hadda walaalaha waxay dusha u ridanayaan hogaanka Soomaaliya iyo weliba hadduu Ilaah qaddaro ka fog. Marka waxay la xaalayaan dad kala duwan oo muslim iyo gaalo Soomaaliyeedba leh. Marna suurtogal ma ah inay u hadlaan siday u hadli jireen markay ahaayeen walaalo kooban oo meelo cayimman jooga. Howshaas Barakeysan ma aha mid laga hari karo marka walaalayaaloow waa in la isla hadlaa oo lawada munaaqishoodaa.

 

Marka haddii adduunkii oo dhan u tashaday walaalaha oo xitaa kuwii Salafka sheeganayey gaaloraacyadii la soo saarayaan “war murtiyeed” waxaa laga rabaa inay xigmadda ugu sarraysa isticmaalaan. Ciidankooda iyo cududdoodana sida ugu xigmadeysan u isticmaalaan. Waxaan rabnaa inaan isxasuusinno sida nabiga (SCW) ula dhaqmi jiray dadka Iimaanka badan leh, Caamada, Munaafiqiinta, Murtadiinta, Ahlu Kitaabka, iyo Mushrikiinta. Waxaa arki doontaan nabiga (SCW) oo saxaabada si saraaxo ah u hadlaya halka kuwaas kale uu soo jiidanayo. Aan ku bilaabo saxaabada:

 

  • وعن أبي حميد عبد الرحمن بن سعد الساعدي رضي الله عنه قال استعمل النبي صلى الله عليه وسلم رجلا من الأزد يقال له ابن اللتبية على الصدقة فلما قدم قال هذا لكم وهذا أهدي إلي فقام رسول الله صلى الله عليه وسلم على المنبر فحمد الله وأثنى عليه ثم قال أما بعد فإني أستعمل الرجل منكم على العمل مما ولاني الله فيأتي فيقول هذا لكم وهذا هدية أهديت إلي أفلا جلس في بيت أبيه أو أمه حتى تأتيه إن كان صادقا والله لا يأخذ أحد منكم شيئا بغير حقه إلا لقي الله تعالى يحمله يوم القيامة فلا أعرفن أحدا منكم لقي الله يحمل بعيرا له رغاء أو بقرة لها خوار أو شاة تيعر ثم رفع يديه حتى رؤي بياض إبطيه فقال اللهم هل بلغت ثلاثا متفق عليه
  •  
  • أفتان أنت يا معاد. أخرجه الشيخان
  • Sidaan wada ognahay saxaabadii ka qeybqaadatay xaddiiskii ifkiga waa la tacsiiray halka Munaafiqii weynaa faraha laga qaaday.

 

Sidee nabigu (SCW) ula dhaqmi jiray dadkaan wax ogayn?

 

  • عن عائشة رضي الله عنها قالت استأذن رجل على رسول الله ‏ ‏صلى الله عليه وسلم ‏ ‏فقال ائذنوا له بئس أخو العشيرة أو ابن العشيرة، فلما دخل ألان له الكلام قلت يارسول الله قلت الذي قلت ثم ألنت له الكلام  قال أي ‏ ‏عائشة ‏ ‏إن شر الناس من تركه الناس أو ودعه الناس اتقاء فحشه. أخرجه البخاري /كتاب الأدب
  •  
  • بينما نحن في المسجد مع رسول الله صلى الله عليه وسلم إذ جاء أعرابي فقام يبول في المسجد ، فقال أصحاب رسول الله صلى الله عليه وسلم : مه مه . قال : فقال رسول الله صلى الله عليه وسلم لا تزرموه ، دعوه . فتركوه حتى بال ، ثم إن رسول الله صلى الله عليه وسلم دعاه فقال له : إن هذه المساجد لا تصلح لشيء من هذا البول ولا القذر ، إنما هي لذكر الله عز وجل والصلاة وقراءة القرآن . فأمر رجلا من القوم فجاء بدلو من ماء فشنّه عليه. Xaddiisku waa saxiix.
  •  
  • في صحيح البخاري عن جبير بن مطعم أنه قال: بينما يسير هو مع رسول الله صلى الله عليه وسلم ومعه الناس مقفله من حنين فعلقه الناس يسألونه حتى اضطروه إلى سمرة فخطفت رداءه فوقف النبي صلى الله عليه وسلم فقال أعطوني ردائي لو كان لي عدد هذه العضاه نعما لقسمته بينكم ثم لا تجدوني بخيلا ولا كذوبا ولا جبانا

 

See Nabigu (SCW) ula dhaqmi jiray munaafiqiinta?

 

  • Sidaan kor ku sheegay halka nabigu (SCW) tacsiiray saxaabada lama taaban munaafiqiinta. Markay been ku dhaartaan waa la iska deyn jiray. Ninkii Khawaarijta ka soo farcantay lama dilin ee nabigu (SCW) waa iska daayey. Waa iskaga dhexdaray Munaafiqiinta:
  •  
  • فأقبل رجل غائر العينين مشرف الوجنتين ناتئ الجبين كث اللحية محلوق فقال اتق الله يا محمد فقال من يطع الله إذا عصيت أيأمنني الله على أهل الأرض فلا تأمنونني فسأله رجل قتله أحسبه خالد بن الوليد …،فمنعه فلما ولي قال إن من ضئضئ هذا أو في عقب هذا قوم يقرؤون القرآن لا يجاوز حناجرهم يمرقون من الدين مروق السهم من الرمية يقتلون أهل الإسلام ويدعون أهل الأوثان لئن أنا أدركتهم لأقتلنهم قتل عاد). رواه البخاري

 

 

 

See nabigu ula hadli jiray Murtadiinta?

 

  • Yaa garanaya murtad ka dhib badnaa Museylama Al-Kadaab? Sida qolyaha siiradu sheegaan warqadii nabigu qoray kama bixin in beentiisii la sheegay. Saasooy tahay nabigu xaquu ugu yeeray. Murtad beenloow baa lagu sheegay. Aan fiirinno:
  •  
  • بسم الله الرحمن الرحيم .. من محمد رسول الله إلى مسيلمة الكذاب السلام على من اتبع الهدى أما بعد : فإن الأرض لله يورثها من يشاء من عباده والعاقبة للمتقين

 

Sidee nabigu ula dhaqmi jiray Ahlu Kitaabka?

 

  • قُلْ يَا أَهْلَ الْكِتَابِ تَعَالَوْا إِلَى كَلِمَةٍ سَوَاءٍ بَيْنَنَا وَبَيْنَكُمْ أَلَّا نَعْبُدَ إِلَّا اللَّهَ وَلَا نُشْرِكَ بِهِ شَيْئًا وَلَا يَتَّخِذَ بَعْضُنَا بَعْضًا أَرْبَابًا مِنْ دُونِ اللَّهِ فَإِنْ تَوَلَّوْا فَقُولُوا اشْهَدُوا بِأَنَّا مسلمون
  •  
  • بسم الله الرحمن الرحيم، من محمد رسول الله عبده ورسوله إلى هرقل عظيم الروم، وسلام على من اتبع الهدى، أما بعد، فإني أدعوك بدعاية الإسلام أسلم تسلم، أسلم يؤتك الله أجرك مرتين، فإن توليت فإن عليك إثم اليريسين و ((يَا أَهْلَ الْكِتَابِ تَعَالَوْا إِلَى كَلِمَةٍ سَوَاءٍ بَيْنَنَا وَبَيْنَكُمْ أَلاَ نَعْبُدَ إِلاَ اللهَ وَلاَنُشْرِكَ بِهِ شَيْئاً وَلاَ يَتَّخِذَ بَعْضُنَا بَعْضاً أَرْبَاباً مِنْ دُونِ اللهِ فَإِنْ تَوَلَّوْا فَقُولُوا اشْهَدُوا بِأَنَّا مُسْلِمُونَ
  •  
  • «بسم الله الرحمن الرحيم، من محمد بن عبد الله إلى المقوقس عظيم القبط  سلام على من اتبع الهدى، أما بعد، فإني أدعوك بدعاية الإسلام أسلم تسلم، واسلم يؤتك الله أجرك مرتين، فان توليت فإنما عليك إثم القبط، و ((يَا أَهْلَ الْكِتَابِ تَعَالَوْا إِلَى كَلِمَةٍ سَوَاءٍ بَيْنَنَا وَبَيْنَكُمْ أَلاَ نَعْبُدَ إِلاَ اللهَ وَلاَ نُشْرِكَ بِهِ شَيْئاً وَلاَ يَتَّخِذَ بَعْضُنَا بَعْضاً أَرْبَاباً مِنْ دُونِ اللهِ فَإِنْ تَوَلَّوْا فَقُولُوا اشْهَدُوا بِأَنَّا مُسْلِمُونَ

 

 

Sidee nabigu ula hadli jiray Mushrikiinta? Aan ka fiirinno boggagga Siirada:

 

  • بسم الله الرحمن الرحيم، من محمد رسول الله إلى كسرى عظيم فارس، سلام على من اتبع الهدى وآمن بالله ورسوله، وشهد أن لا إله إلا الله وحده لا شريك له، وأن محمدا عبده ورسوله، وأدعوك بداعية الله عزّ وجلّ، فإني أنا رسول الله (صلّى الله عليه وآله) إلى الناس كافة، لأنذر ((مَنْ كَانَ حَيّاً وَيَحِقَّ الْقَوْلُ عَلَى الْكَافِرِينَ))، فأسلم تسلم، فإن أبيت فإن إثم المجوس عليك

 

Yaa Qaadah, waad ogtihiin in Ilaah wuxuu rabo sameeyo. Qur’aanku marar badan buu gaalada si xun u caayey. Ilaah waa Khaaliq saasooy tahay Addoonkiisa Muxamed (SCW) wuxuu u dooray inuu addoomada kale sida ugu fiican ula hadlo. Nabigu wuu ku dhihi karay warqadiisa ilaa Kufaar iyo wax la mid ah, dambina maaha ee arrinta loo socda waa in gaalada laga badbaadiyo cadaab haddii Ilaah ogolaado. Marka qof aad cadaab ka badbaadineysid waa inaad si soo-jiidasho leh aad wax ugu sheegtaa. Innaga howsheennu waa gaarsiin. Marka waxa loo jihaadayo waa in Kalmadda Ilaah kor noqoto. Arrinta Shahaadada inkastoo geedka Islaamku ku baxo dhiiggaas haddana waa arrin ajarkeeda uu helo Shahiidka iyo haddii loogu shafeeco qaado ehelkiisa. Laakiin Xukunka Ilaahay waxaa ku liibaanayo addoomaha iyo arlada. Marka iyadoo la jihaadayo baa mas’uul naga saaran yahay Zenawigaas iyo waxa dabaordayba in diinta loogu yeero. Haddiiba nabigiiba gaalada ugu yeerayo diinta, yaa innaga naga nasakhay inneynnu ugu yeerin? Marka idinkoo Jihaadka wada, dacwadana wada. Yaan dhagarta la idin maleegayo idiin keenin inaad si caro leh u hadashaan.

 

Khaaliqu siduu rabuu u hadli karaa oo wuxuu ogyahay waxa arrini ku dambeyn doonto. Laakiin addoomaheenna waxaa laga rabaa si habboon inaynnu muslim iyo gaalaba u wajahno. Walaalayaaloow aan isla fiirinno waxa laga yiri fasirka Aayadda:

 

قوله تعالى:  ليس لك من الأمر شيء

 

 

أحدها: ” أن النبي صلى الله عليه وسلم كسرت رباعيته يوم أُحد، وشج في جبهته حتى سال الدم على وجهه، فقال: «كيف يفلح قوم فعلوا هذا بنبيهم، وهو يدعوهم إِلى ربهم عز وجل؟!»فنزلت هذه الآية ” ، أخرجه مسلم في «أفراده» من حديث أنس. وهو قول ابن عباس، والحسن، وقتادة، والربيع

 

والثاني: أن النبي صلى الله عليه وسلم، لعن قوماً من المنافقين، فنزلت هذه الآية، قاله ابن عمر

 

والثالث: أن النبي صلى الله عليه وسلم همَّ بسب الذين انهزموا يوم أُحد، فنزلت هذه الآية، فكفَّ عن ذلك، نقل عن ابن مسعود، وابن عباس

 

والرابع: أن سبعين من أهل الصفة، خرجوا إلى قبيلتين من بني سليم، عصية وذكوان، فقتلوا جميعاً، فدعا النبي صلى الله عليه وسلم عليهم أربعين يوماً، فنزلت هذه الآية، قاله مقاتل ابن سليمان

 

والخامس: ” أن النبي صلى الله عليه وسلم لما رأى حمزة ممثلاً به، قال: «لأُمثلن بكذا وكذا منهم» فنزلت هذه الآية ” ، قاله الواقدي. وفي معنى الآية قولان. أحدهما: ليس لك من استصلاحهم أو عذابهم شيء. والثاني: ليس لك من النصر والهزيمة شيء. وقيل: إن «لك» بمعنى «إليك

 

 

Micnihii la rabo halagu yeesho laakiin nabiga (SCW) waxaa loo diyaarinayaa khuluqaas aan kor ku sheegnay. Marka Mujaahidiinta iyo hogaankooda ayaa ugu dhow inay Suubbanaha raacaan. Marka iyagoo gaalada iyo gaalo-raacyadu idin dilayaan baa la rabaa inaad hadalka wanaajisaan. Hadal wanaagsanna dhib ma keeno oo cadaawad ma kordhinayo. Haddaad naga aqbashaan codsiga, tartiib iyo degennaan loo hadlo waxba uma kordhineyso gaalada iyo gaalo-raacyada. Waxaaba dhici rabta in qaarkood iyo taageerayaashooda idin maqlaan. Marka walaalayaaloow waxaas oo dad ah muslim iyo gaalaba waajib baa idin ka saaran in dacwada loo sheego. Marka dagaalka lagu jiro yuusan idin ka indho tirin in sidii sawaabka  ahayd oo ugu xigmad badnayd loo hadlo. Marka waxa hadda war-murtiyeed la taagan  niman culumo sheeganaya. Nimanka madaxda sheeganaya ee wadaadadu dhinactaagan yihiin waa niman u shaqeeya CIA iyo Zenawi. Marka qolyahaas baa shacab iyo dacwadda idin ku heysta ee Ilaahay intaad talada saarataan waan la dhacsannahay sidaad wax u wadaane ee kala sii dhowaada.

 

Xitaa dadkii dilka ku xukunna nabiga (SCW) agtiisa sida Kacab Binu Sharaf muu caayin. Taasi waxay tusaysaa akhlaaqda Rasuulka (SCW). Kacab wuu mudnaa in la caayo sidii gabyaa Xassaanba uga jawaabay gabayadiisa laakiin nabigu (SCW) ma dhaafin inuu xusay sida Kacab Ilaahay iyo Rasuulkiisa u dhibay. Wuxuuna Ibnu Isxaaq wariyaa in nabigu yiri:

 

من لي بابن الأشرف ؟ فقال له محمد بن مسلمة أخو بني عبد الأشهل أنا لك يا رسول الله أنا أقتله ؟ قال فافعل إن قدرت على ذلك

 

Walaalayaal waxyaalaha hadda dadku u yaqaan “Media Relation” meel weyn bey uga taallay nabi Muxamed (SCW). Waan ognahay inuu nabigu (SCW) ixtiraami jiray ra’yiga dadweynaha markuu dhihi jiray: laguma sheekeysanayo Muxamed (SCW) dadkiisuu dilaa markuu cafin jiray Munaafiqiin gaalo ah.

 

Marka saan maqaalkii hore ku sheegay cidna idin dhihi meyso: xudduud iyo wax la mid ah yaan la dabakhin ama wax Ilaahay caro gelinaya dadka ha lagu raalli geliyo ee walaalayaaloow dantu waa hadalka aan wax tarayn ee xanaaqa ah iska deynno. Idinkoo la jihaadaya qabuurogaleenka iyo gaalo-raacyada hala waaniyo oo yaan laga daalin.

 

وَقُلْ جَاء الْحَقُّ وَزَهَقَ الْبَاطِلُ إِنَّ الْبَاطِلَ كَانَ زَهُوقاً

 

سبحانك اللهم وبحمدك أشهد أن لا إله إلا أنت أستغفرك وأتوب إليك

 

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: