Gaalada Caalamka oo ku guul daraysatay xalinta Khilaafka u dhexeeya Hogaanka Kooxda Riddada ee Muqdisho ku sugan.

Dowladda Riddada ayaa qarka usaaran in ay burburto kadib markii xal loo waayay khilaaf xoogan oo madaxda kooxdaasi u dhexeeyay maalmihii lasoo dhaafay.

Wafdi ka socday gaalada caalamka oo shalay soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa ku guul daraystay in ay xaliyaan khilaafka u dhexeeya Shariif Murtad Aadan madoobe iyo Cumar Cabdi Rashiid oo si daran isku khilaafsan.

Wafdiga Muqdisho yimid waxaa hogaaminayay Gaalka weyn Welled Axmed Cabdalla iyo Wasiir ka socday Dowladda Riddada jabuuti wuxuuna u jeedku ahaa in ay kala saaraan Aadan Madoobe iyo Cumar Cabdi Rashiid.

Wafdiga Gaalada caalamka ka socday waxay ku qanciyeen Aadan Madoobe in uu maalinimada axaadda Codka kalsoonida weydiisto Baarlamanka kooxda Riddada, hadii Aadan madoobe larido ayaa larumaysanyahay in khilaafka labada dhinac ka dhax oogan uu sii xoogaysa doono.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: