Ciidanka Kenya oo bilaabay in ay Nolosha ku toogtaan Maleeshiyaadkii dhawaan loo tababaray Kooxda Riddada oo baxsad soo ahaa.

Ciidamada Saliibiga Kenya ayaa bilaabay in ay toogasho ku dilaan Maleeshiyaad Soomaali ah oo dhawaan lagusoo Tababaray gudaha dalka Kenya si ay ciidan ugu noqdaan kooxda Riddada.

Ilo lagu kalsoonyahay ayaa Idaacadda Islaamiga Andalus u xaqiijiyay in Ciidamada Saliibiga Kenya ay gobalka Waqooyi Bari ku khaarijiyay Sedax Nin oo doonaysay in ay soo baxsadaan.

Dadka deegaanka ayaa sheegay in ay arkeen Maydadka dhalinyarada latoogtay oo yaal wadada isku xirta Gaarisa iyo Wajeer, toogashada ayaa dhacday markii maleeshiyaadka ladilay ay isku dayeen in ay kasoo baxsadaan xero ay Tababar ku qaateen oo ay ku sugnaayeen.

Maleeshiyaadka Kenya lagusoo tababaray ayaa dhibsaday howsha ciidamaynta ah ee ladoonayo in lagu dagaal geliyo iyagoo maanka ku haya in Somaliya ay ugasoo horeeyaan Mujaahidiinta Shahaadda raadis ah oo Nolosha ku Gowracaya.

maalmihii lasoo dhaafay ayay wilaayaadka Islaamiga Gedo iyo Jubbada Hoose iska dhiibayeen Maleeshiyaad megengelyo doon ah oo u adkaysan waayay dhibaatada ay Kenya ku hayso.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: