Ciidamada Mujaahidiinta oo iyagoo Takbiirsanaya gudaha ugalay degmada Ceeldheer Gobalka Galguduud.

Ciidamada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa maanta duhurkii lawareegay gacan ku haynta magaalada Ceeldheer gobalka Galguduud oo ay horay u joogeen Maleeshiyaad qabuuriyiin Mushrikiin ah.

Taliska Ciidanka Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa Shabakada Islaamiga Halganka.wordpress.com  u xaqiijiyay in Mujaahidiintu ay gudaha magaalada ka heleen gaadiid dagaal iyo kuwa xamuul ah oo ay lahaayeen Mushrikiinta qabuura galeenka oo ka cararay kadib markii ay nafti siin weysay in ay iska caabin muujiyaan.
Mujaahidiintu markii ay magaalada gelayeen waxay kor utaagayeen Raayada Towxiidka iyagoona ku dhawaaqayay Takbiir iyo Taxmiid ay alle ku weynaynayaan, magaalada Ceeldheer waxay dhacdaa xeebta gobalka Galguduud waana magaalo Istiraatiiji ah.

Waxaa sidaasi ku baaqday abaabul ay dowladda Riddada ka waday Gobalka iyadoo doonyo hub ugasoo gelinaysa dhanka Tuulada Mareeg kadibna ay heli jireen qabuuriyiinta Mushrikiinta ah.

Ciidamada Mujaahidiinta waxay Ceeldheer ka qaniimaysteen ilaa iyo 4 Gaari oo uu kamid ahaa mid qori ku rakibanyahay oo ay Mushrikiintu ka cacareen, shabaabul Mujaahidiin maalmihii lasoo dhaafay ayay tuulada Masagawaay dagaal dhiig ku daatay kula gashay maleeshiyaad qabuura caabud ah oo markii dambe usoo baxsaday dhanka Ceel Dheer.

Mujaahidiintu waxay durbaba u dhaqaajiyeen dhanka tuulada Mareeg oo ah goobta Hubka loogasoo daabulo Maleeshiyaadka waxaana lasoo sheegayaa in dadka Mareeg ay udiyaar garoobeen soo dhawaynta Mujaahidiinta.

Saraakiil ay kamid yihiin Waaliga Galguduud Sheekh Yuusuf Kaba Kudukade iyo Sheekh Xasan Afrax ayaa galabta meel fagaara ah kala hadlay shacabka waxayna u sheegeen in deegaanadan lagu maamulo doono shareecada alle.

Wilaaayada Galguduud ayaa lafilayaa in ay Maamul Islaami ah u magacaawdo degmooyinka Galcad,Masagawaay iyo Ceeldheer oo kusoo biiray Wilaayaa Islaamiga Galguduud.

Caawa dhamaan Mushrikiinta meel waliba oo ay joogaan waxaa uso galaya habeen mugdi ah oo dabeylo iyo duufaan ay la socdaan waxaana cid waliba oo kamid ah Muslimiinta iyo Mujaahidiinta ay u dheg taagayaan maalinka uu khabarka ku imaan doono, waxaa la furtay Guriceel iyo Dhuusamareeb.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: