Saraakiisha Mujaahidiinta ee shalay lawareegay degmada Galcad oo meel fagaara ah kula hadlay shacabka degmadaasi oo dhibaato ku qabay Maleeshiyaadka qabuuriyiinta.

Ciidamada Mujaahidiinta Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ee shalay gelinkii hore la wareegay degmada Galcad iyo Masege waay ayaa soo dhaweyn balaaran kala kumay shacabka deegaanadaasi ku nool.

Saraakiil katirsan Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa shalay gelinkii dambe meel fagaara ah kula hadlay shacabka degmada Galcad oo dhibaato ku qabay Maleeshiyaadkii halkaasi ku sugnaa.

Kulan balaaran oo Galcad ka dhacay ayay Odayaasha deegaanka iyo saraakiisha isla garteen in mujaahidiinta laga shaqeeyo ku dhaqanka shareecada islaamka iyo gacmo adag lagu qabto kuwa doonaya in ay wiiqaan ku dhaqanka shareecada islaamka.

fagaare ku yaal degmada Galcad ayay Saraakiisha shabaab ka sheegeen in aysan duulaan ku ahayn dadka shacabka balse ay duulaan ku yihiin kuwa shareeca diidka ah, wilaayada Galgduud ayaa lafilayaa in maalmaha soo socda ay maamul u samayso degmada Galcad.

One Response

  1. shabaab ma ahan muijaahidiin lkn adinka ilah ha idiin danbi dhaafpo wayoo waxba makala ogidiin xaqiiqda jiretana waxba galama socotaan aqyaarta marka dhabata ka taliyaaa

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: