Dagaal u dhexeeya Mujaahidiinta Al Shabaab iyo Qabuuriyiinta Mushrikiinta ah oo ka socda Banaanka Magaalada Dh/Mareeb Gobalka Galguduud.

Dagaallo culus oo u dhexeeya Xoogaga Mujaahidiinta Maleeshiyaadka Mushrikiinta ayaa Goordhaw ka bilaawday deegaanka Ceel Bulacle duleedka magaalada Dh/mareeb gobalka Galgaduud.

 Saraakiil Mujaahidiinta Shabaab katirsan ayaa Idaacadda Islaamiga Andalus u xaqiijiyay in Mushrikiintu weerar kusoo qaadeen tuulada Ceel Bulacle kadibna ay Mujaahidiintu u dhaqaaqeen difaacidda shacabka Muslimiinta ah.

 Mushrikiinta weerarka ku qaaday Tuulada Ceel Bulacle ayaa ku hubaysan gaadiid dagaal oo dhan 8 Gaari waxaana durbaba lasoo sheegayaa in Khasaara culus loo gaystay Mushrikiinta.

Dagaalkan socda waxaa gacan weyn ka gaysanaya Dadka deegaanka oo la arkayo iyagoo Saad siinaya Mujaahidiinta, Mushrikiinta ayaa doonaya in ay culayska ka fudaydiyaan saaxibadooda laga qabsaday Galcad iyo masagawaay.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: