Afhayeenka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin oo Fariin u diray Shacabka Muslimiinta ah ee ku nool degmooyin katirsan Wilaayada Galguduud faah faahina ka bixiyay furasha Mujaahidiinta ee Galcad iyo Masaga waay.

Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa tafaasiil dheeraad ah ka bixisay Howlgallo ay Mujaahidiintu ku qaadeen deegaano katirsan Wilaayada Islaamiga Galguduud oo ay dhibaata ka wadeen aqabuuriyiin shareeca diid ah.

Afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage Cali Dheere oo saxaafadda lahadlay ayaa baaq u diray shacabka ku dhaqan gobalka Galguduu wuxuuna ugu baaqay in ay isgarab taagaan mujaahidiinta.

Shabaabul Mujaahidiin oo maamusho in kabadan 10 Wilaayo oo islaami ah waxay Muslimiinta Galguduud ugu baaqday in ay la shaqeeyaan mujaahidiinta si looga dul qaado dhibaatada ay Mushrikiinta qabuuriyiinta ka wadaan gobalkaasi Galguduud.

Sheekh Cali Dheere wuxuu intaasi raaciyay in Mujaahidiintu ay geli doonaan magaalooyinka ay Qabuuriyiinta Galgaduud dhibaatada iyo qabuura Caabudida ka wadaan, Mujaahidiinta Al Shabaab oo looga bartay sugidda amaanka iyo ka shaqaynta ku dhaqanka shareecada islaamka ayaa lafilayaa in ay Howlgallo ku qaadeen deegaanno Galguduud katirsan oo ay ku suganyihiin Qabuuriyiin Mushrikiin ah.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: