War deg deg ah: Ciidamada Mujaahidiinta oo lawareegay gacan ku dhaynta degmada Ceel-barde gobalka Bakool.

Ciidamada Mujaahidiinta Wilaayada Bay iyo Bakool ayaa Howlgallo ka sameeyey degmada Ceelbarde gobalka Bakool oo ay bilihii lasoo dhaafay dhibaata xoogan ka wadeen Maleeshiyaad Riddada katirsan iyo ciidamo Tikreega katirsan.

Saraakiil katirsan Wilaayada Islaamiga Bay iyo Bakool ayaa Idaacadda Islaamiga Andalus Baydhabo u xaqiijiyay in Mujaahidiintu ay meel fagaara ah uga Muxaadareeyeen shacabka Muslimiinta ah.

Maleeshiyada Riddada ayaa degmada isaga cararay markii ay maqleen guuxa gaadiidka dagaalka ee ay Mujaahidiintu wateen, Ceelbarde waxaa in mudda ah dhibaata ka waday Maleeshiyaad Riddo ah.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: