Sarkaal katirsanaa Maleeshiyaadka Kooxda Riddada oo Goordhaw iskusoo dhiibay Wilaayada Islaamiga Bay iyo Bakool.

Waxaa Goordhaw Wilaayada Islaamiga Bay iyo Bakool iskusoo dhiibay mid kamida Horjoogayaasha Maleeshiyada Kooxda Riddada oo bilihii lasoo dhaafay lagusoo anshax xumeeyay gudaha Itoobiya.

Sarkaalka isisoo dhiibay waxaa lagu magacaabaa C/rashiid Bishaar Huudow waana sarkaalkii ugu sareeyay Maleeshiyaadka Riddada ee ku sugan degmada Yeed Gobalka Bakool.

Mas’uuliyiinta Wilaayada Islaamiga Bay&Bakool ayaa Idaacadda Islaamiga Andalus Baydhabo u xaqiijiyay in Sarkaalkan lasoo bandhigi doono islamarkaana amaan lasiiyay.

Maalmihii lasoo dhaafay ayay soo badanayeen Saraakiisha Kooxda Riddada ee iskusoo dhiibaya Wilaayada Islaamiga Bay iyo Bakool kadib markii ay arkeen wanaaga ay Mujaahidiintu ka dhaliyeen Gobalada dalka.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: