Maleeshiyaadka Kooxda Riddada oo Xalay Wiil dhalinyara ah ku dilay degmada Dharkeynleey magaalada Muqdisho.

Maleesiyaadka Kooxda Riddada ee dhibaatada ka wado degmooyin katirsan magaalada Muqdisho ayaa bilaabay in ay toogashooyin ku dilaan dhalinyarada degmooyinka Dharkeynleey iyo Wadajir.

Xalay Fiidkii ayay Maleeshiyo Riddo ah Wiil dhalinyara ah ku dileen xaafadda Xoosh degmada Dharkeynleey magaalada Muqdisho waxaana falkaasi ka xumaaday shacabka Muslimiinta ah ee degmadasi ku dhaqan.

Dad ku sugan xaafadda Dharkeynleey ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in Maleeshiyaadka Ashahaadda ladirirka ay toogteen Wiilka dhalinyarada ah oo xiligii ladilayay ku dhawaaqayay Towxiidka alle.

Maleeshiyadii dilka gaysatay ayaa Maydka Marxuumka ka baartay lacago iyo Taleefanka gacanta ah oo uu watay Marxuumka ladilay, falkan naxdinta leh oo ay ku keceen Maleeshiyada Riddada ah ayaa kusoo aadaya xilli Gaalada AMISOM ee ku sugan Jaamacadda Umadda ay rasaas iyo Hub siiyeen Maleeshiyaadka Riddada.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: