Saraakiil katirsan Ciidamaa Gaalada AMISOM oo lagu laayay Qaraxyo Barakaysan oo galabta ka dhacay magaalada Muqdisho iyo Shabaabul Mujaahidiin oo faah faahisay weeraradaasi Barakaysan.

Qaraxyo culus ayaa Gabaldhicii maanta ciidamada gaalada AMISOM lagul eegtay ciidamada gaalada AMISOM labaxay ee xoogga ku jooga magaalada Muqdisho.

Saraakiil katirsan xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in qaraxyo barakaysan oo ka dhacay Iskoolo Bolisyo ay ku laayeen Gaalo Madoow isku dayayay in ay galaan xarunta.

Qaraxyada Barakaysan oo ahaa laba qarax ayaa haleelay cutubyo katirsan gaalada oo lugaynayay wadada waxaana durbaba la arkay Bakhtiga gaalada oo daadsan wadada.

Goob jooge ayaa  xaqiijiyay in uu arkay bakhtiga gaalkii hogaaminayay ciidanka AMISOM oo dhulka yaal kadib markii ay haleeshay Miinada Barakaysan ee loo dhigay.

Saraakiisha Shabaabul Mujaahidiin waxay xaqiijiyeen in ay dileen 7 Sarkaal oo katirsanaa gaalada AMISOM iyo 4 Askari oo katirsanaa Kooxda Riddada ee uu hogaamiyo shariif Murtad.

markii gaalada qaraxyada lagu laayay ayay rasaas Indha’alaan ah fureen waxaana jira khasaara dhimasho iyo dhaawac ah oo shacabka soo gaaray

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: