Shacabka magaalada Muqdisho oo soo dhaweeyay Xariyaadkii ay Shabaabul Mujaahidiin kusoo rogtay Idaacadda Saliibiga BBC.

Shacabka Muslimiinta ah ee ku nool magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweeyay lawareegistii ay xarakada Shabaabul Mujaahidiin la wareegtay xarumihii ay Idaacadda Saliibiga BBC ku laheed wilaayaadka Islaamiga ah.

Odayaasha iyo Culimada Muslimiinta ah ee ku nool magaalada Muqdisho oo saaka u Waramaaye saxaafada magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweeyay talaabta ay qaadeen Mujaahidiinta Shabaab.

Sheekh Axmed Cali Gees oo kamid ah Odayaasha dhaqanka magaalada Muqdisho ayaa xarakada Shabaabul Mujaahidiin uga mahad celiyay sida ay shacabka uga qabteen hay’adda Kirishtanka BBC oo maskaxda ka gumaysanaysay shacabka Muslimka ah ee Soomaaliyeed.

Odayaasha dhaqanka magaalada Muqdisho waxay ugu hambalyeeyeen sida xeeladaysan oo ay Mujaahidiintu uqaateen qalabkii ay ku shaqaynaysay Idaacadda BBC “Mujaahidiinta shabaabka way ku mahadsanyihiin sida ay shacabka uga qabteen cadawgii Ingiriiska ee Umadda Fikirka saliibiga ah ku gumaysanayay”ayuu yiri Sheekh Axmed Cali Gees.

Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa shalay lawareegtay xarumihii Idaacadda BBC-da ee ku yiilay 5 Wilaayo oo katirsan Somaliya,Mujaahidiinta ayaa arrintan u sameeyay si shacabku uga xoroobo gumaysiga shisheeyaha saliibiga ah.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: