Ciidamada Wilaayada Islaamiga G/gaduud oo Khaarijiyay Taliyihii ugu sareeyay Qabuuriyiinta iyo deegaanka Mareer Guure oo saaka degan.

Ciidamada Mujaahidiinta Wilaayada Islaamiga Gobalka G/gaduud ayaa khaarijiyay sarkaalkii ugu sareeyay Maleeshiyaadka Qabuuriyiinta Mushrikiinta ah ee ku sugnaa deegaanka Mareer Guure.

Mujaahidiinta wilaayada Islaamiga G/gaduud oo shalay gelinkii dambe ee shalay halkaasi dagaal kula wareegay ayaa shaaciyay in ay dileen Madoobe Cumar Axmd Kediye oo ahaa sarkaalkii ugu sareeyay qabuuruiyiinta mushrikiinta.

Ciidamadama Mujaahidiinta oo xalay barayay Mareer Guur ayaa saaka banaanka deegaanka usoo ruqaansaday halkaasi oo ay fariisin ka dhigteen si ay shacabka Muslimiinta ah uga ilaaliyaan qabuura galeenkii shalay la eryay.

Saraakiisha Wilaayada Islaamiga G/gaduud waxay saxaafada u xaqiijiyeen in ay wadaan Howlgallo ay degmooyinka Gobalka uga nadiifinayaan qabuura caabudka Mushrikiinta oo aad uga walaacsan gulufka Mujaahidiinta.

Shacabka Muslimiinta ah ee G/gaduud ku nool ayaa soo dhaweeyay Howlgalaa ay Mujaahidiintu gobalaka uga sifaynayaan Maleeshiyada Mushrikiinta ah ee Itoobiya uga wakiilka ah Gobalka G/gaduud.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: