Mujaahidiinta Xarakada Al Shabaab oo Goordhaw la wareegay Gacan ku haynta magaalada Matabaan Gobalka G/gaduud iyo Murtadiintii oo kala Firxaday.

Ciidamada Mujaahidiinta Xarakada Al Shabaab ayaa saaka dagaal culus kula wareegay gacan ku haynta degmada Matabaan Gobolka G/gaduud bartamaha dalka Somaliya oo ay dhibaato ka wadeen kooxaha Qabuura galeenka.

Cutubyo katirsan Mujaahidiinta Al Shabaab oo Takbiirsanaya ayaa gudaha u galay magaalada kadib markii ay jabeen Maleeshiyaad Qabuuriyiin iyo Murtadiin ah oo horay ugu sugnaa magaalada.

Boqolaal Shacab ah ayaa isugusoo baxay gudaha degmada Matabaan kuwaasi oo ku faraxsan guusha ay saaka gaareen Mujaahidiinta, saraakiisha Shabaabul Mujaahidiin ee magaalada qabsaday ayaa Saxaafada u xaqiijiyay in magaalada ay gadaal iska mariyeen islamarkaana ay u jahaysteen dhanka Guriceel oo aan Matabaan ka fogayn.

Gaadiidka dagaalka Mujaahidiinta ayaa sii dhaafaya Matabaan waxaana laga yaabaa in saacadaha soo socda ay dul degaan degmada Guriceel oo ay ku suganyihiin Mushrikiin katirsan Qabuuriyiin ah.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: