Tafaasiil dheeraad ah oo kasoo baxaysa Dagaal shalay magaalada Muqdisho ku dhaxmaray Mujaahidiinta oo midaysan iyo Maleeshiyada Kooxda Riddada.

Xoogaga Mujaahidiinta ayaa guulo ka gaaray dagaallo culus oo ay shalay magaalada Muqdisho kula galeen maleeshiyaad katirsan Kooxda Riddada iyo ciidamada gaalada AMISOM ee Muqdisho ku sugan.

dagaallo culus oo shalay gelinkii dambe ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa dhaliyay khasaara xoogan oo soo gaaray Maleeshiyada Riddada oo ay mujaahidiintu kala wareegeen deegaano badan.

dagaalka oo ahaa mid culus ayay si midaysan u qaadeen Shabaabul Mujaahidiin iyo Xisbul islaam oo labaduba dagaal kula jira cadawga AMISOM Cadawga kale ee la shaqeeya.

Saraakiisha Mujaahidiinta ayaa Idaacadda islaamiga Andalus u xaqiijiyay in ciidamada Mujaahidiintu ay durjiyeen Maleeshiyada dagaa Ooge Indha cadde oo fariisimo ku lahaa daarta C/qaasim.

Ciidamada Gaalada AMISOM ee ku sugan KM4 ayaa ku dhiiran waayay in ay dagaalkii shalay ka qayb galaan iyagoona taasi bedelkeed madaafiic aan loo meeldayin ku garaacay xaafadaha Rayidka deganyihiin ee magaalada Muqdisho.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: