Calanka madow ee tawxiidku ku qoran yahay maxaalagu heystaa waayaabe maxaase wax looga sheegi layahay kan Giir Giirka leh ee ay isticmaaliaan Qabuuriyiintu.

Imbadan oo ka mid ah shacabka Somaliyeed ayaa ku baraarugsaneyn dhibaatada ay leedahay wax ka sheega Calanka madow ee uu ku qoranyahay Towxiidka Alle iyagoon marnaba ku baraarugsaneyn Dhibaatada ka Giir Giirka leh ee ay wataan qolooyinka Qabuuriyiintu.

Waxmagarato iyo kuwo dano gaar ah leh aya amarwalba waxey qiilka dhigtaan Xooga Islaamiyiintu Calankii Somaliya ayey bedelayaan oo waxey keeneen Calan madow oo ay naan garaneyn halka uu ka soo jeedo,waayaabe qolooyinka nuucaasi u hadlaya oo aqoonyaridu ugeysatey ama iyaguleh danaha gaarkaa hadii ay sida ay sheeganayaan ayjirto in ay udoodayaan calanaka  Somaliya maxey wax uga dhihi layihiin kan Giir Giirka leh oo Qabuuriyiinta.

Horta marka hore Calankan intabadan Shacabka somaliyeed waxey ku baraarugeen Isagoo ka lulanaya Gawaarida  Xarakatul Shabaabul Mujaahidiin Ama aan dhahno Mujaahidiinta Somaliya balse waxaa isaga markii ugu horeysey Xafiiskiisa ka taagtey Sharif Sheikh Axmed oo isagu hada sheegta in uu yahay Madaxweynaha Somaliya waasiduu hadalka u dhigee.

Dhinaca kale waxaa shacabka Qilaafka calankaasi ku abuuray Janaqow oo xiligii uu Wasiirka u noqday kooxda Shariifka bilaabay in uu shaki iyo qilaaf kukala dhex abuuro xoogaga Islaamiyiinta iyo Shacabka Somaliyeed ee intoodabadani ku sugan Qurbaha oo aan iyagu wax weyn kala socon arimaha Somaliya.

Jaalle Janaqow Ayaa caado ka dhigtay in uu marwalba Xoogaga Islaamiyiinta ku tilmaamo Khawaarij iyo waxyaalo lamid ah ama ka sii liita iyadoo arimahaasi marar badan wax laga weydiiyey balse uu wax xaqiiq ah keeni waaye mararkii ugu danbeysey waxuu ku doodayey in uun waxa uu ka hadlayo ayihiin astaamaha Khawaarijta ragaasina ay ku sifoobeen.

Janaqow ayaa waxyaabaha uu ku andacoodo waxaa ka mid ah in ay Xoogaga Islaamiyiinta Somaliya ay xitaa doonayaan in ay bedelaan Calnkii Shanta xidigood alahaa ee Somaliya isagoo sheegay in ay wataan Calan Madow oo aynaan garaneyn halka ay kala yimaadeen waayaabe xiligii Maxaakimtii Islaamka Janaqow wuu horfadhiyey calankaas madow oo towxiidka leh laakiin maanta muxuu kumaagay maase looga heli waayey afkiisa hadiiba wadaniyadu ku jirto isagoo ka hadlaya calamada farahabadan oo ay wataan Somaliland Puntlanad iyo midka Giir Giirka leh ee Qabuuriyiinta isku magacowday AhluSuna Waljameeca.

Waxaa cidwalba oo caqli usaaxiib ah ay garaneysaa in macnaha hadaladaasi uuka leeyahay Janaqow iyo waxa isaga lamidkaahi ay yihiin arimo siyaaso iyo sidii Gaalada reer Galbeedka loo qancin lahaa waayo iyagaa Calankan madow oo Towxiidkaleh u arka Dhibaato, calanka Giir Giiran ee Qabuuriyiintu Wuxuu dhexyaala aSafaarada Mareykan ee dalka Kenya marwalba oo ay halkaasi tegayaana weywataan waxdhib ahna looma arko marka waa su’aale wuxuu galabsaday kan madow oo Towxiidka leh oo uusan galabsan kan giir giirka leh ee Suufiyada.

Hadabada gabagabadii waxaan kula talinayaa shacabka yar ee wax magaradkaa ee Kooxda Shariif ama Janaqow iyo kuwo lamid ahi ay maskaxda ka qaldeen in ay ugu yaraan u fahmaan in macnaha Calnaka Towxiidka loo nacayo ay tahay oo kaliya in Gaalada la raali geliyo waayo iyagaa u arka in hadii Calanka madow soo laabto ay dhibaato ku tahay.

Wabilaahi Towfiikh,
Cali yarre,
cyarre@hotmail
.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: