Sheekh Cali Jabal “Qabri kasta oo alle sokokadiis la caabudo waan Burburi doonaa ilaa Muqdisho ka noqoto meel ka maran Shirkiga

Wilaayada islaamiga Xarakada Shabaabul Mujaahidiin Gobalka Banaadir ayaa balan qaaday in ay sii wedi doonto burburinta ay ku hayso qabuuraha ay qaabka shirkiyaadka ah u caabudaan dadka waxmagaratada ah.

Sheekh Cali Max’med Xuseen waaliga wilaayada islaamiga gobalka Banaadir oo lahadlayay saxaafadda ayaa sheegay in Shabaabul Mujaahidiin ay dhulka lasimi doonto dhamaanba qabuuraha alle ka soke la cuubudo.

Sheekh Cali Jabal oo ka hadlaya Munaasabadii shalay

saxaafada ayaa waaliga weydiisay sida ay ka yeelayaan qabuuraha Biya maalow iyo kuwa kuyaal Masjidka Cawa iyo Caraweelo wuxuuna sheegay in cidna aan lagu xushmay doonin Burburinta waxyaabaha shirkiyaadka ah ee Muqdisho ka jira dhawaan lasoo afjari doono howlahaasi.

Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa Shalay Burbburiyay Qabriyo ay Dadku caabudi jireen iyo kuwa kale oo ay ku aasnaayeen Gaalo horay usoo gumaysatay Shacabka Soomaaliyeed ee Muslimka ah.

One Response

  1. ASC,ALLAHU AKBAR anigaan ayaa nimakani ku jiri jiray lkn waagi ETHIOPIA troops ee soo galeen dalkaayaa ilaahay xaqa i tusay beena maaahan in ay caabudaan anigaan ayaa idinka hubo ee awthaantu wsc.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: