Amiirka Dawladda Islaamiga ah ee Ciraq oo ku baaqay in lala midoobo Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Amiirka Dawladda Islaamiga ah ee Ciraq Shaykh Abu Cumar Al-Baqdaadi ayaa fariin cod ah oo uu soo diray waxaa uu kusoo hadal qaaday arrimaha dagaalka Jihaadka Somaliya, isagoona u jeediyay Mujaahidiinta Somaliya in ay soo afjaraan dagaalka Muqdisho ee ka dhanka ah Kooxda Ridada iyo gaalada AMISOM.

Shaykh Abu Cumar Al-Baqdaadi wuxuu ugu baaqay Muslimiinta Somaliya iyo Mujaahidiintuba in ay midnimo la wada gaaraan Mujaahidiinta Al-Shabaab isagoona xusay in Shabaabul Mujaahidiin ay yihiin dad ay kaga barteen Sharci Jaceyl iyo xaq difaac.

Amiirul Mu’miniinka dawladda Islaamiga ah ee Ciraq wuxuu xusay isaguba xittaa haddii uu joogi lahaa dalka Somaliya in uu noqon lahaa askari kamid ah Ciidamada Mujaahidinta Al-Shabaab, si uu ula dagaalamo Murtaddiinta Muqdisho iyo gaalada dalkeena joogta.

“Waxaa I farxad galinaya halkaan in aan salaan kaga diro libaaxyada Xaqqa iyo geesiyaasha Islaamka ee meel waliba jooga gaar ahaan Somaliya, waxaana ku boorinaya si deg deg ah in ay kusoo afjaraan dagaalka Muqdisho” sidaasi ayuu yiri Abu Cumar Al-Baqdaadi waxaana uu intaasi ku daray” waxaan ku boorineynaa Muslimiinta iyo dhamaan Mujaahidiinta in ay la midoobaan Al-Shabaab, aniguba haddii aan joogi lahaa Somaliya iima furnaan laheyn wax aan aheyn in aan askari Al-Shabaab ah noqdo mooyee”.
Amiirka dawladda Islaamiga ah ee Ciraq ayaa fariintiisa waxay ku aadaneyd hadal uu u jeedinayay Mujaahidiinta Ciraq gaar ahaan kuwa dawladda Islaamiga ah, waxaana uu kala hadlayay qaabka ay ku fashiliyeen doorashooyinka iyo olole dagaal cusub oo ay dhawaan Iclaamisay Wasaaradda Dagaalka ee dawlatul Ciraq Al-Islaamiyah.

Amiir Abu Cumar Al-Baqdaadi wuxuu u mahad celiyay shacabka Sunniyiinta Ciraq ee uu ku amaanay in ay fahmeen qadiyaddooda isla markaana ay garab istaageen Mujaahidiinta dawladda Islaamiga ah, waxaana taasi ay keentay doorashooyin ku sheeggii gaaladu in ay fashilmaan.

Hadalka Abu Cumar Al-Baqdaadi uu u jeediyay Mujaahidiinta Somaliya ayaa kamid ah talooyin iyo towjiihaad ay isweydaarsadaan Mujaahidiinta Caalamka ee hadafka midka ah wadaaga.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: