Dowladda Gaala raaca Jabuuti oo joojisay Ciidan ay usoo diri lahayd Magaalada Muqdisho si ay shacabka u xasuuqaan.

Madax weynaha dowlada ee gaala raaca ah ee jabuuti Ismacil Cumar geelle oo wareysi siinayey wakaalada wararka ee Reuters ayaa waxa uu sheegay in dowladisa ay mar waliba dooneysa sidii ay u muujin lahayd taageerada shariif sh Axmed waxaana uu sheegay in aysan qorshaha uga jirin in Ciidan dheeraad ah aysan u soo direynin dalka somaliya.
`
Waxa uu ismacil Cumar geelle sheegay in hadda shariif sh Axmed xukumadiisu ay wado qorshe ay ku dooneyso in ay kaga guuleysato waxa uu ku sheegay mucaaradka dowladiisana ay diyaar u tahay in ay taageero maamulkasi ridada ay u soo dirayaan balse waxa uu meesha ka saaray in ay soo kordhinayaan ciidanka somaliya hadda ka jooga

Waxaa uu sheegay in marka loo eego xaaladihii hore ee maamulka shariif uu ku sugnaa iyo hadda uu muuqdo isbadal buuxa oo ay heshay kooxdasi.

Maamulka ridada ee hadda ka jira somaliya ee shariif sh Axmed ayaa waxaa lagu soo dhoodhoobay Djabuuti kaasi oo ay soo dhisteen gaalada saliibiga ah ee isku sheegtay QM iyo dowladan daba dhilifka ah waxaana Ismacil Cumar geelle uu inta badan muujiyaan hagar daameynta shacabka isagoona inta badan maamulada shacabka Qiyaana jiritaankoda u ololeeya.

Dhawaan ayay ahayd markii dowlada gaala raaca ah ee dalka Djabuti ay ciidan dheeraad ah oo gaaraya ilaa 450 Askari u soo dirtay somaliya kuwasi oo qeyb ka ah ciidanka gaalada AMISOM isku sheegtay ee gumaadka ka wada magalada muqdisho ee xarunta dalka somaliya.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: